Keydmedia Online Topic page

Itoobiya

Warar Keydmedia Online | 20 December 2022

Waxaa magaaladda ku sugan Mahad Salaad, agaasimaha hay'adda NISA, oo maalmahan howlo shaqo u joogey.

Warar Keydmedia Online | 5 November 2022

Wuxuu kaloo sheegay inay heshiis la gaareen Itoobiya oo ah saaxiibka muhiimka ah ee Soomaaliya, si ay isaga kaashadaan la dagaallanka khatarta argagixisada.

Warar Keydmedia Online | 10 September 2022

Labada hogaamiye ayaa Khadka Taleefoonka kawada hadlay Maalintii Khamiista ee lasoo dhaafay, waxayna isla soo qaadeen arrimo kala duwan oo xoojinaya cilaaqaadka labada dal.

Warar Keydmedia Online | 20 August 2022

Hubkan ayaa Lafta-Gareen doonaya inuu isku difaaco maadaama uu wajahayo cadaadis xooggan oo uga imaanaya Villa Somalia.

Warar Keydmedia Online | 6 August 2022

Abiy Ahmed ayaa la sheegay inuu ka caroodey booqashadii Xasan Sheekh uu dhawaan ku tagey Masar, oo ay kala dhaxeyso xiisad ku saleysan biyaha Webiga Nile.

Warar Keydmedia Online | 6 August 2022

Jeneraallo Itoobiyaan ah ayaa maalmihii lasoo dhaafay booqanayay HirShabeelle, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Somaliland oo ku yaalla xadka Itoobiya.

Warar Keydmedia Online | 30 July 2022

Madaxtooyadda ayaa horey u beenisay in kiiska Nile uu qeyb ka ahaa wadahadalka labada hogaamiye.

Warar Keydmedia Online | 11 June 2022

Heshiiska ayaa ahaa in Itoobiya ay dhisto Wadada Wajaale ee isku xirta Somaliland iyo Addis Ababa, si loo marsiiyo alaabaha ganacsiga ee laga soo dejiyo Dekadda.

Warar Keydmedia Online | 23 April 2022

Kooxda Al-Shabaab ayaa burbur xoog leh ka geysatay Soomaaliya, waxayna sidoo kalena weeraro ka fulisaa dalalka deriska ee Geeska Afrika, oo Kenya iyo Uganda ay kamid yihiin.

Warar Keydmedia Online | 5 February 2022

Sirdoonka dalalka deriska, sida Kenya iyo Itoobiya ayaa diiday inay la shaqeeyaan Fahad Yaasiin mudadii saddexda sano, ee uu agaasimaha ka ahaa hay'adda NISA.

Warar Keydmedia Online | 2 December 2021

Sirdoonka Soomaaliya ee NISA Sarkaal katirsan ayaa u safray gobolka Gedo, oo laga soo dheegay in saldhigyada Ciidanka Itoobiya ku sugan yihiin Saraakiisha TPLF.

Warar Keydmedia Online | 2 November 2021

TPLF ayaa qabsatey labo magaalo oo ku taalla gobolka Amhara, iyagoo sheegay inay weerari doonaan Addis Ababa.