KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
DIyaaraddan oo lagu soo ridey bishii May ee sanadkan ayaa waxaa ku dhintay dhamaan dadkii saarnaa, oo ahaa shaqaale u kala dhashay Soomaaliya, Kenya iyo dalal kale.
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Itoobiya Seyoum Mesfin, ayaa eedeymo culus u jeediyay Ra’iisul Wasaaraha dalkaasi Abiy Axmed, oo xunka qabtay horaantii 2018 kadib is-casilaadii Hailemariam Desalegn.
Qoyska Marxuumka ayaa sheegay inay dalbanayaan baaritaan madax-banaan oo lagu kalsoonaan karo, kadib markii ay ka shakiyeen in Cali Khaliif la sumeeyay.
Diyaarad gaar ah ayaa medyka kasoo qaadey maanta magaaladda Jigjiga oo Khamiistii ku geeriyoodey.
Farmaajo ayaa Qalbi Dhagax u dhiibay Itoobiya August 2017 kadib markii laga soo qabtay Galmudug, isagoo arintaas kula kulmay hoos u dhac sumcadda iyo taageeradda Shacabka Soomaaliya.
Itoobiya ayaa dagaal dhinac kasto kula jirta dowladda Soomaaliya oo haatan ay caawinayaan Ciidanka AMISOM, oo ka kooban 22,000 oo askari.