KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
Al-Shabaab oo galaan-gal ku dhex leh dowladda ayaa ku cadaadiyay taliye Fahad Yaasiin inuu soo afjaro Maxkamadda Ciidanka, garsoorayaasheedana la kala diro ama kuwa kale oo la isla ogyahay lagu badalo.
Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya oo horey usoo noqday Wariye katirsan Al Jazeera ayaa ah shaqsiga kursiga gadaashiisa ka maamula dalka, isagoo lagu eedeeyo inuu u adeeggo danaha dowladda Qatar.
Dib u dhigida magacaabista Ra'iisul Wasaaraha ayaa xaalad adag kusoo furtay Madaxweyne Farmaajo, iyadoo ay sii dhimayso sumcadiisa hogaanka kadib markii uu geliyay dalka marnaasho dhinac awoodda Xukuumadda.
Wuxuu sheegay in Fahad Yaasiin uu noqday qofka go'aanka ka gaarayo masiirka dalka, isagoo tusaale usoo qaatey in Doorashadii Hirshabeelle isaga lagala hadlayo, sidoo kalena kala xaajoonaya xiisadda ka taagan Gedo Axmed Madoobe.
Wasiirkan ayaa la dhashay gudoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Banaadir, Jawaahir Baarqab, oo la sheegay inay xarigiisa ka dambaysay kadib markii NISA ay ku wargelisay inuu la shaqeeyo walaalkeeda Kooxda argagaxisada Al-Shabaab.
Tan iyo markii xilka laga qaadey bishii lasoo dhaafay, waxaa jiray dagaal hoose oo Farmaajo kula jiro Khayre, isagoo ka ilaalinaya inuu sameeyo kulamo siyaasadeed iyo inuu dalka ka baxo, illaa uu xilka ka wareejinayo.
Farmaajo ayaa lagu wadaa in saacadaha ama maalmaha soo aadan ku dhawaaqo Ra'iisul Wasaaraha cusub, ee bedelo doono Xasan Cali Khayre oo 25-kii July 2020 xilka laga qaadey kadib Mooshin Villa Soomaaliya maleegtay oo lagu meel-mariyay cod boobsiis ah.
Gaarigiisa oo aan lahayn wax Taargo ayaa ka yimid dhinaca degmada Kaaraan, wuxuuna soo maray wadooyin kala duwan, oo ku yaalla Cabdicasiis, iyadoo koonatarool kasta uga gudbayay ID Card-ka NISA.
Taliyeyaal Ciidanka Booliska katirsana ayaa xabiga la dhigay, iyadoo looga shakisan yahay inay hoos kala shaqeeyaan Kooxda Al-Shabaab.
Fahad Yasin oo mid mid u siibaya xulafadii siyaasadda ee RW hore Xasan Kheyre, sida Keydmedia Online ay ka ogaatay xeyndaabka Sirdoonka.
Adeega Internetka ayaa wali ka go'an Magaalada Muqdisho iyo degeenno kale oo dalka ka mid ah.
Nairobi Qadka Internetka ayaa maanta ka go'an gebi ahaan Magaaladda Muqdisho iyo qaar kamid ah gobollada Dalka.