KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
UN Monitoring Group ayaa ku eedeysay Shirkadda Soma Oil & Gas ee laga leeyahay dalka Ingiriiska inay lacag badan siisay Madaxda wasaaradda Batroolka Soomaaliya lacagta dhan $600,000, taas oo abuurtay “khilaaf halis ah oo danno gaar ah ku saleysan".
Todobaadkii tagey, indhaha waxay kusoo jeedeen Beledweyne, oo la hadal-hayay doorashadda kursiga Fahad Yaasiin, oo kasoo baxay daaha-gadaashiisa uu ku dhuumanayay shan sano, warar dheeraad ah, kala soco Warbixinta Dhacdooyinka Todobaadka ee Keydmedia Online.
Shirkadda waxaa la aas-aasay 2018, waxaana horey loo oran jiray SOMA OIL & GAS, oo saami ku lahaa Xasan Cali Khayre, Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya.
Farmaajo ayaa August 2021 soo saarey digreeto uu uga mamnuucayo Xukuumadda inay shirkadaha ajnabiga la gasho heshiisyo inta xiliga doorashadda lagy jiro.
Heshiiska shidaalka ayaa waxaa uu ahaa mid qarsoodi ah oo 7 milyan oo dollar ay Shirkadda kula heshiiyeen Farmaajo iyo Wasiirka, kaasoo banaanka soo baxay kadib khilaaf soo kala dhaxgalay labada Mas'uul.