KEYDMEDIA ONLINE DIB U HABEYN BAA KU SOCOTA
TV-ga dowladda ayaa sheegay in dufcadii 17-aad ee ciidamo boolis ah oo tababar ku soo qaatay dalka Jabuuti dib ugu soo laabtay gobolka.
Jugta ayaa laga maqlay meelo fog abaare 10pm habeenimo.
Waa safarkii 2aad tan iyo September 2022, waxaana la filayaa inuu Madaxweynaha la kulmo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Miniapolis, oo lagu casuumay.
Guddoomiyaha degmada Mandheera, Onesmus Kyatha, ayaa xaqiijiyay dhacdadan, wuxuuna sheegay in gurmad loo diray deegaanka si ay uga daba tagaan kooxihii weerarka soo qaaday.
Degaanka ayaa ahaa goobtii ay u baxsadeen xoogagaii Al-Shabaab ee kasoo baxay degmada Aadan Yabaal.
Waxaa kursiga ku fariisiyay Farmaajo December 2018, iyadoo doorashadiisa loo diiday dhiig magaaladda Baydhabo, oo 11 qof lagu toogtay kuwaasoo diidanaa xariga Roobow.
Booliska ayaa sheegay in ay si gaar ah isha ugu hayaan xaaladda Soomaaliya, isla markaana Ciidamo badan oo ammaanka ka tirsan la geeyay xadka.
Fariinta ayaa lala wadaagey Shaqaalaha ajnabiga iyo kuwa Soomaalida ee fadhigoodu yahay xerada Xalane, oo ah Meesha ay degan yihiin Safaaradaha reer Galbeedka iyo ATMIS.
Sacuudiga ayaa dhawaan Safiir cusub usoo dirty Soomaaliya kadib ridistii Farmaajo.
Go'aankan ayaa yimid kadib qabashadii degmada Aadan Yabaal, oo Al-Shabaab u ahayd xarunta ay kasoo maleegto qaraxyada Muqdisho.
Waxaa sidoo kale baaqdey Kulankii Aqalka Sare, oo isna Maanta looga doodi lahaa Ansixinta Xubinta guddiga Dastuurka iyo wax ka baddalka Xeer-hoosaadka Aqalka.
Waxaa socda Labo Mooshin oo la keenay Baarlamaanka, kuwaasoo muujinaya inuu Gollaha isku bedalayo meel laga abaabulo fowdo siyaasadeed.