Keydmedia Online Topic page

Turkiga

Warar Keydmedia Online | 19 December 2022

Soomaalida ayaa shantii sano ee ugu dambeysay aad u gashay Turkiga, iyagoo ka kala yimid dalka iyo dibaddiisa, waxayna ku sameyeen maalgashig xooggan.

Warar Keydmedia Online | 16 December 2021

Turkiga ayaa kamid ah dowladaha sida weyn u taageera Farmaajo, oo hub iyo Ciidan siiyay, kaasoo dalka iyo dowladnimada lagu dumiyay.

Warar Keydmedia Online | 3 December 2020

Xaraashka Shidaalka Soomaaliya ee ka socda Turkiga ayaa imaanaya, iyadoo oo anay wali dhamaystirnayn hay'adihii uu sharcigu farayay inay ka shaqeeyaan arrimaha la xiriira khayraadka dalka.

Warar Keydmedia Online | 18 December 2021

Dhawaan waxaa Muqdisho soo gaarey qeyb kamid ah diyaarado drones ah, oo Turkiga ugu tala-galay in Farmaajo ku dagaal-gallo, maadaama uu kursiga diidey inuu ka dego.

Warar Keydmedia Online | 12 December 2021

Baashe ayaa dhawaan yimid Turkiga, isagoo kusoo wajahnaa dalka Kenya. Marxuumka wuxuu la dhashay Wasiirkii hore ee Dastuurka xukuumaddii Khayre Cabdi Xoosha Jibriil, oo geeriyoodey March 2019.

Warar Keydmedia Online | 11 December 2021

Turkiga ayaa ku tababara Ciidamada Soomaaliya xerada Turk-Som oo ah saldhig weyn oo degaanka Jazeera ku yaalla, kaasoo la furay 2017, halkaasoo ay kasoo baxeen kumanaan katirsan guutada Gorgor.

Warar Keydmedia Online | 29 November 2021

Dowladaha Soomaaliya Iyo Turkiga ayaa ka wada hadlay, arrimo ay ka mid yihiin ganacsiga iyo amniga, kadib kulan ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 4 September 2021

10-kii sanno ee ugu dambeysay Turkiga waxay galaangal muuqda ku lahayd Soomaaliya, waxayna dowladihii is xig-xigay la wadaageysay xiriir iskaashi, dhaqaale iyo mid dhinaca taageerada ah.

Warar Keydmedia Online | 12 June 2021

Waa markii ugu horeysay mudo tobanaan sano oo Soomaaliya ay xiriir diblomaasi la yeelato dowladda Azerbaijan.

Warar Keydmedia Online | 5 January 2021

Xaaskiisa Melek Genç ayaa u sheegtay wakaalada wararka ee Anadolu in aaga uu ka shaqeynayay ninkeeda ay ilaalinayeen ciidamada balse la dilay.

Warar Keydmedia Online | 16 December 2020

Ciidamada Haramcad ee Turkiga tababaray ayaa Farmaajo u adeegsadey inuu ku afduubo doorashooyinkii ka dhacay qaar kamid ah Maamul Goboleedyada dalka.

Warar Keydmedia Online | 5 November 2020

Waxaa ku wehliyay booqashadda Safiirka Turkiga iyo Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya, iyadoo xarunta ay diyaar ku ahaayeen boqolaal askari oo tababaro u socda.