Keydmedia Online is under expansion!
The leaders called on the UNSC to lift the arms embargo “to ensure that Somalia is sufficiently equipped to effectively address the security threat posed by the Al Shabab and other terrorist groups.”
Al-Shabaab waxay bartilmaameed u tahay duqeymaha joogtada ah ee diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka, maadama dowladda Soomaaliya awoodeeda daciif tahay oo ay ku tiirsan tahay AMISOM.
Xisbiga TPLF ayaa awoodda siyaasadeed iyo mida Militeri ee dalka Itoobiya gacanta ugu jirtay ku dhawaad 30 sano kahor inta uusan Abiy Axmed uu xukunka la wareegin 2018-kii.
Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu ka shidaal-qaato Abiy Axmed, oo xiriirkooda uu fiicnaa tan iyo 2018 markii uu isedelka ka dhacay wadanka Itooboya, oo mudo qas iyo faragelin ku hayay siyaasadda Soomaaliya.