Keydmedia Online Topic page

Africom

News Keydmedia Online | 11 February 2021

Macluumaad dheeraad ah oo Keydmedia Online ka heshay duqeynta ayaa sheegaya in diyaarad drone ah ay 4 gantaal ku dhufatay dhismooyin ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

News Keydmedia Online | 11 February 2021

Local villagers reported heavy explosions as a result of the midnight aerial bombardment in and around the town. The exact number of the casualties on both Al-Shabaab and civilians remain sketchy. 

News Keydmedia Online | 30 January 2021

Xubno Sare oo katirsanaa Kooxda Al-Shabaab ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay duqeynta diyaaradeed.

News Keydmedia Online | 24 January 2021

AFRICOM way ka gaabsatey inay bixiso macluumaad ku saabsan dalalka la dejinayo Ciidanka Mareykanka ee laga soo qaadey Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 3 January 2021

Waa duqeyntii 3aad oo tan iyo 2019 loo geysto xarun ay leedahay Idaacaddan ku hadasha afka Al-Shabaab.

News Keydmedia Online | 23 December 2020

Markabka Dagaalka ee USS Makin Island ayaa Isniintii soo gaarey xeebta Soomaaliya, si uu uga soo qaado 700 oo askari oo Mareykanka ah iyo agabkooda.

News Keydmedia Online | 20 December 2020

Howlgalka ayaa ka dhacay deegaanada Galhareeri, Cumar Beere, Maguurto Baalgure iyo Bullow oo ku yaalla Gobollka Shabeellaha Hoose.

News Keydmedia Online | 11 December 2020

Guutada Danab waa Ciidan aad u tababaran oo ka tirsan xoogga dalka, waana unuga ugu firfircoon kumandooska Soomaaliya, oo fuliya howlgallada gaarka ah.

News Keydmedia Online | 28 November 2020

Michael Goodboe, oo ahaan jiray Navy SEAL, wuxuu u dhintay dhaawac ka soo gaaray weerar argagixiso oo ka dhacay Muqdisho, Caasimadda Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 26 November 2020

Waxa uu noqonayaa askarigii 3aad oo Mareykanka looga dilo Soomaaliya tan iyo 2018, iyadoo ay jiraan dhaawacyo badan oo aan la sheegin.

News Keydmedia Online | 7 November 2020

Waa markii 3aad oo AFRICOM ay qirato in dad rayid ah lagu laayay howlgallada Soomaaliya, iyadoo u dhaqdhaqaaqa xuquuqda ay ku eedeeyeen Mareykanka in si aan kala sooc lahayn u duqeeyo Al-Shabaab iyo Shacabka.

News Keydmedia Online | 14 October 2020

Go'aanka ayaa fursad siinaya Al-Shabaab, waxuuna dhabar-jab ku noqonayaa AMISOM oo mudo 13 sano ah u awood waysay inay Kooxdan dalka ka saarto.