Keydmedia Online is under expansion!
Boosaaso ayaa waxaa ka dhaca inta badan weeraro ay ka dambeeyaan Al-Shabaab iyo Daacish oo saldhigyo ku leh buuraha Golis iyo Galgala, oo aan magaaladda ka fogeyn.
Ciidamada ayaa si aan kala sooc lahayn ugu furay rasaas dad shacab ah oo ka agdhawaa goobta lagu qarxiyay Kolonyada AMISOM.
Hogaamiyeyaashan ayaa lagu eedeeyay weerarkii ka dhacay Kenya bishii January ee sanadkan 2020, kaasoo lagu dilay saddex Mareykan ah.
Qofks is-qarxiyay ayaa la sheegay inuu la damacsanaa qaraxa xarunta Jeneraal Kaahiye ee lagu tababaro booliska, balse u suurta-gali waysay.
Trump ayaa xilka ka qaadey maalmo kahor Mark Esper oo ahaa Wasiirkiisa Difaaca, kadib markii uu kasoo horjeestay qorshaha Ciidamada Mareykanka looga soo saarayo Soomaaliya iyo Afghanistan.
Al-Shabaab ayaa aad uga baqi jirtay Ahlu Sunna oo dagaalka Galgaduud cashar ugu dhigtay 2009-2010 kadib markii awood loogala wareegay Dhuusamareeb iyo Guriceel.
Bishii October ayaa sidan oo kale weerar madaafiic ah ay Al-Shabaab ugu qaadey magaaladda, oo ay degan yihiin Madaxda sare ee Koonfur Galbeed.
Galgaduud waxaa saldhigyo ku leh Kooxda Al-Shabaab, oo dagaal kula jirta Ciidanka dowladda ee ku sugan gobolka.
Saraakiisha amniga ayaa sheegay in howlgalka uu ka dhacay magaaladda Gaalkacyo, gaar ahaan dhanka waqooyi oo maamul ahaan hoostaga Puntland.
Ciidamada DF iyo kuwa AMISOM ayaa mudooyinkii dambe kordhiyay dagaalka ay kula jiraan Kooxda Al-Shabaab, kahor inta aan la gaarin doorashooyinka 2020-21.
Dhaxdadan ayaa kusoo beegmaysa xili xiisad colaadeed oo u dhaxeysa laba beelood maal mahaan ka taagnayd degaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.
Waxuu ahaa qaraxii labaad oo mudo ka yar hal Todobaad ka dhacaya Caasimadda Soomaaliya, oo amnigeeda faraha uu kasoo baxayo iyadoo doorasho kusoo wajahan tahay.