Keydmedia Online Topic page

Alshabaab

Warar Keydmedia Online | 29 September 2020

Goob fagaare ah ayaa waxaa isugu yimid boqolaal ruux oo kamid ah dadka degaanka, kuwaasoo daawanaayay qaabka xukunka dilka ah uu dhacayay.

Warar Keydmedia Online | 28 September 2020

Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ah meesha ugu badan ay ka dhacaan howlgallada Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM, iyadoo Mareykanka uu ka fuliyo duqeymaha dhinaca cirka.

Warar Keydmedia Online | 28 September 2020

Dalka Soomaaliya waxaa ka dhacay 14-kii October, 2017 Qaraxii ugu waynaa oo Caalamka ka dhaca wixii ka dambeeyay kuwii lagu weeraray Mareykanka 11-kii September 2001.

Warar Keydmedia Online | 27 September 2020

Degaanka ayaa ahaa sanadhihii dambe meel ay ka dhacayeen dagaallo joogto ah, iyadoo Kooxda Al-Shabaab kusoo qaadaysay weeraro joogto ah, oo askar iyo shacab badan ku dhinteen.

Warar Keydmedia Online | 26 September 2020

Booliska Soomaaliya ayaa la filayaa inuu la wareego mas'uuliyadda amniga goobaha doorashooyinka sanadkan soo socda, sidaas darteed wuxuu billaabay qiimeyn gobollada lagu sameynayo.

Warar Keydmedia Online | 26 September 2020

Warbaahinta dowladda ayaa sheegay in 16 xubin oo kamid ah Al-Shabaab lagu dilay howlgalka, oo ahaa mid qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidamada gaarka ee DANAB.

Warar Keydmedia Online | 21 September 2020

Dadka degaanka ayaa sheegay inay arkeen meydadka raggii miinada aasayay, iyadoo markii dambe goobta ay ka qaadeen Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 19 September 2020

Kooxda Al-Shabaab oo maamuli jirtay dhul baaxad leh oo koonfurta kamid ah oo ay ku jirto caasimada Muqdisho ayaa magaalooyin badan lumiyay kadib howlgal lagu qaadey degaanadeeda.

Warar Keydmedia Online | 18 September 2020

Ra'iisul wasaaraha ayaan haysan waqti ku filan, waxaana uu sii dhammeystiri doonaa shaqooyinka qabyada ah.

Warar Keydmedia Online | 14 September 2020

Ibraahim Maclin Cabdi ku magacdheer "Ibraahim Ganey" ayeey Maanta Ciidanka ku toogteen Meel 45km dhanka galbeed kaga beegan magaalada Baydhabo.

Warar Keydmedia Online | 12 September 2020

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo ku xigeenkiisa oo ay wehliyeen Wasiiro, Xildhibaanno iyo Saraakiil kale ayaa ka qeybgalay salaadii Janaazadda ee lagu tukadey meydka.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 26.7°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

War Kooban