Wasiirkii Arrimaha Dibadda Somaliland oo is casilay
Xiisadda ka jirta Gobolka Gedo iyo Dagaalkii ka dhacay Balad-Xaawo waa dagaal beelleed oo shaar loo galiyay, waa dagaal uu Madaxweyne Farmaajo rabo in uu kaga aar-guto beesha Axmed Madoobe oo sida uu aaminsan yahay ka fara maroojisay maamulka magaalada Kismaayo. Gedo waxaa ka socdo dagaal Sokeeye oo Mareexaan iyo Ogaadeen u dhaxeeya.
Oktoobar 16, 2011, Kenya ayaa kusoo duushay Soomaaliya, iyadoo mar-marsiiyo ka dhigatay inay baacsanayso Al-Shabaab, sidaasna ugu xad-gudubtay madaxbanaanida dalka iyo qaranimada.
Waxaa kamid ah shuruudaha in Farmaajo uusan qeyb ka noqon hanaanka doorashooyinka, maadaama uu lamid yahay Musharixiinta kale.
Madaxda Maamullada iyo Farmaajo ayaa ku kala tagey Shirka oo markii horeba uu ahaa mid Beesha Caalamka ku qasbaysay oo aan iyagu daacad ka ahayn.
Garoowe waxaa ku qulayaya tan iyo Sabtidii Musharixiin iyo Mas'uuliyiin kale oo Mucaaradka ka socda oo lagu wado inay shir ku yeeshaan magaaladda.
Gawaarida ayaa laga fiiqayay muraayadaha Madow ee loo yaqaano Bensalka, si aan loogu soo gamban.
Labada hogaamiye ayaa sameystay gaashaanbuur Daarood, iyagoo isku bahaystay inay wax kasta oo ay ka waayaan dantooda gaar ah ay kasoo horjeestaan, sida doorashooyinka.
Kulankan ayaa lagu wadey Maanta inuu ka dhaco Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, laakiin daqiiqadii ugu dambeysay ayaa la baajiyay, iyadoo lagu wargeliyay Wasiiradda baaqashadda.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa ugu baaqey Ra'iisul Wasaaraha inuusan fulin dalabka Farmaajo, oo uu ku tilmaamay qar iska xoornimo iyo is-miidaamin siyaasadeed.
Hay'adaha Samafalka ayaa ka cararay Gedo, kadib markii ay soo foodsaaray walaac dhanka amniga maadaama loolan military uu ka jiro gobolka.
Tan iyo 2012 markii Malleeshiyaadkii Raas Kambooni ee uu watay Axmed Madoobe, oo kaashanayay Ciidamada Kenya ay la wareegeen magaaladda, waxaa la dilay dad badan oo qaab qabiil lagu khaarijiyay.
Maxamuud Sayid Aadan, oo ah Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa sheegay in inta Farmaajo uu ka saaro Ciidanka DF gobolka Gedo aysan diyaar u ahayn inay ka qeybgalaan doorasho.