Keydmedia Online Topic page

Baydhabo

News Keydmedia Online | 7 November 2020

Dadka degan tuulooyinka Eel Dhuun Adeegow, Kaawada Buula Jadiid, Hareera Jiifa ayaa sheegay in Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa DF ay dagaal kooban la galeen Al-Shabaab kahor inta aysan la wareegin gacan ku heynta.

News Keydmedia Online | 31 October 2020

Saraakiisha amniga ayaa sheegay in madaafiicdu ay ku dhaceen banaanka magaalada, iyadoo aan la ogeyn khasaaraha ka dhashay.

News Keydmedia Online | 26 October 2020

Degmooyinka Baay iyo Bakool ma jirto mid mida kala u gudbi karaan shacabkeeda, waxay Al-Shabaab jartay wadooyinkii isku xirayay, oo ku celiso gaadiidka gala ama kasoo baxa.

News Keydmedia Online | 12 October 2020

Baydhabo ayaa waxaa mudooyinkii dambe gaareyay saraakiil katirsan dawladda, oo olole ugu jira kuraasya Baarlamanka, oo doorashooda dhacayso December 2020. 

News Keydmedia Online | 7 October 2020

Wafdiga ayaa la filayaa inta ay ku sugan yihiin Magaalada Bayhdbao inay booqdaan Xarumo Waxbarasho oo halkaasi ku yaalla sidoo kale ay la kulmaan Madaxweynaha koonfur Galbeed.

News Keydmedia Online | 5 October 2020

Koonfur Galbeed ayaa ka dhacay xad-gudubyo ka dhan ah bini'aadanimada iyo xasuuq loo geystay dad shacab ah xiligii doorashadda Lafta-Gareen December 2018. 

News Keydmedia Online | 27 September 2020

Degaanka ayaa ahaa sanadhihii dambe meel ay ka dhacayeen dagaallo joogto ah, iyadoo Kooxda Al-Shabaab kusoo qaadaysay weeraro joogto ah, oo askar iyo shacab badan ku dhinteen.

News Keydmedia Online | 26 September 2020

Booliska Soomaaliya ayaa la filayaa inuu la wareego mas'uuliyadda amniga goobaha doorashooyinka sanadkan soo socda, sidaas darteed wuxuu billaabay qiimeyn gobollada lagu sameynayo.

News Keydmedia Online | 23 September 2020

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaaladda Baydhabo, oo uu ku tagey booqasho ku timid casuumaad uu u fidiyay Lafta-Gareen.

News Keydmedia Online | 9 September 2020

Waxaa la filayaa in saddexda Madaxweyne ay Shir ku yeeshaan Baydhabo, kahor inta aysan soo aadin Muqdisho oo 10-ka bishan ay uga qeybgali doonaan kulanka Farmaajo iclaamiyay.