Keydmedia Online Topic page

Ciidanka Dowladda

Warbixin Keydmedia Online | 20 April 2021

Afartii billood ee lasoo dhaafay, Soomaaliya waxaa ka dhacay in ka badan 20 weerarro argagixiso iyo dilal ah oo ay geysatay Kooxda Al-Shabaab, oo ka faa’idaysanaysa habacsanaanta amni iyo khilaafka siyaasadeed ee ka jira dalka, tani waa Warbixinta tifaftiraha Keydmedia Online ee Caasimadda. 

Warar Keydmedia Online | 11 January 2021

Maxakamadda ayaa xukunsanaha u ogolaatay fursad uu ku furan karo Rafcaan muddo 30 cisho ah.

Warar Keydmedia Online | 25 October 2020

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay weerarka ay ku dishay Sarkaal Ciidan oo magaciisa ku sheegtay Cali Mad Yeeroow, sidoo kalena ay ku dhaawacday askar kale oo Dowladda katirsan.

Warar Keydmedia Online | 24 October 2020

Keydmedia Online ayaa maalmo kahor soo qortay warkan ku saabsan inuu Madaxweynaha isbedel ku sameynayo taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 18 October 2020

Askarta ayaa la sheegay inay ka cabanayaan xuquuq la'aan, waxayna Saraakiisha hogaaminaysa ku eedeeyay Madaxweyne Deni inuu lunsaday lacagtii loogu tala-galay Ciidamada amniga.

Warar Keydmedia Online | 12 October 2020

Xarunta Baarista Danbiyada Culculus ee CID iyo Saldhiyada Booliiska ayaa caado ka dhigtay qaadashada laaluushka.

Warar Keydmedia Online | 17 September 2020

Marka la eego heshiiska cusub, waxba kama duwan doorashadii dadbanayd ee ka dhacday dalka 2016, taasoo ku saleysan nidaamka qabiilka ee 4.5, oo wali aan laga gudbin.

Warar Keydmedia Online | 5 September 2020

Tan iyo markii dawladdu la wareegay deegaanada Sabiid iyo Caanoole sanadkii tagey ee 2019-ka waxaa jiray iska horimaadyo iyo Qaraxyo miinooyin ah oo wadooyinka la galinayay.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 27.1°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)