Qarax ka dhacay Suuqa Bakaaraha
Waxay ahaayeen Maalmo ay kulushay Siyaasadda, aadna u qabsadey hadal-heynta Bulshadda Xaraashka Shidaalka uu Farmaajo sameynayo, Muranka doorashadda oo meel sare gaarey iyo arrimo kale uga bogo Warbixinta Todobaadka ee Keydmedia Online.
Todobaadkii naga dhamaadey waxyaabaha ugu waaweyn ee taariikhda Soomaaliya galay waxaa kamid ah inuu dalka galay marxalad Baarlamaan la’aan ah, dhameystirka dastuurkii oo dib loo dhigay iyo doorashadii oo dhici waysay, qodobadaasi iyo kuwa kale uga bogga Warbixinta dhacdooyinka Todobaadka ee Keydmedia Online.
Isbuucii tagey siyaasadda dibadda iyo mida gudaha Soomaaliya waxay ahayd mid cakiran, oo madaxda IGAD ka yeesheen Shir gaar ah, kaasoo Farmaajo iyo Uhuru canaan iyo cadaadis kala kumeen, uga bogo dhacdooyinkii ugu dambeeyay warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online, akhris wacan.
Isbuucii tagey waxay Siyaadda Soomaaliya ahayd mid aad u mashquul badan, isamarkaana la qabtay Shirka sanad laha ee Somalia Partnership Forum, oo madax dalka shisheeyaha hortooda xumaantooda kusoo bandhigay, wax badan uga bogo warbixinta todobaadlaha Keydmedia Online
Todobaadkii tagey waxay dowladda Farmaajo gashay qaladaad waaweyn oo qaranimada dhaawacaya, kuwaasoo ay kamid tahay cayrinta safiirka Kenya Lucas Tumbo, akhriso warbixinta todobaadlaha ee Keydmedia Online.
Todobaadkii tagey waxay Soomaaliya gashay marxalad jawhareer siyaasadeed, maadaama doorashadda waqtigeeda uu soo dhawaaday, iyadoo Musharaxiinta ay soo wada gaareen Muqdisho, Keydmedia Online waxay adin soo gudbinaysaa Warbixin ku saabsan dhacdooyinkii ugu saameynta badnaa.
Todobaadkii tagey waxuu ahaa mid ay ka dhaceen dalka dhacdooyin kala duwan. Waxaan warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online adinku soo gudbinaysaa waxyaabihii ugu waawaynaa ee dhacay.
Todobaadkii tagey wuxuu ahaa mid mashquul badan siyaasadda Soomaaliya, iyadoo Hirshabeelle ay gashay jawi doorasho oo laga maamulayo Villa Somalia, uga boggo macluumaad badan warbixinta Todobaadlaha Keydmedia Online.
Todobaadkii tagey waxaa dhacay weeraro, dilal shirqool ah iyo doorasho ka billaabatey HirShabeelle, waxaan Warbixinta dhacdooyinka todobaadka ee Keydmedia Online ku eegaynaa waxyaabihii ugu doorka roonaa.
Todobaadkii na dhaafay, wuxuu watay maalmo kale oo Madaxweyne Farmaajo baal-mugdi ah ka galay Taariikhda Soomaaliya, waxay shacabka ku xasuusan doonaan dhibaatooyinkii laga dhaxlay Maamulkiisa, waa Warbixinta dhacdooyinka todobaadka ee Keydmedia Online.
Todobaadkii na dhaafay wuxuu u ahaa mid Soomaaliya lagu xasuusto go’aankii Madaxda DF iyo Maamullada ee doorashooyinka dalka, oo ku jiray mugdi iyo shaki inay waqtigooda ku qabsoomaan, sidoo kale Musharaxiinta ayaa bilaabay ololihii doorashada - Tani waa dhacdooyinka Isbuucaan.
Todobaadkii tagey wuxuu ahaa mid watay dhacdooyin kala duwan, waxaan warbixintan diiradda ku saaraynaa amniga iyo siyaasadda kuwii ugu waaweynaa ee Keydmedia Online qortay.