Keydmedia Online Topic page

Doorashadda

News Keydmedia Online | 14 May 2022

Farmaajo ayaa la rumeysan yahay inuu reebayo dhaxal xun iyo caqabado waaweyn, oo adkaan doonto inuu Madaxweynaha cusub uu mudo kooban wax uga qabto.

News Keydmedia Online | 10 May 2022

Mareykanka ayaa ku baaqey doorasho aan waqtigeeda dib uga dhicin, oo xor iyo xalaal ah oo ka dhacda Muqdisho 15-ka bishan, oo Musharxiinta isku diiwaangeliyeen.

News Keydmedia Online | 8 May 2022

Tani waxay soo afjareysaa damicii ugu dambeeyay Farmaajo ee boobka doorashadda dalka, isagoo hadda waayay kuraastii uu ku tashnayay ee Gedo.

News Keydmedia Online | 7 May 2022

Shuruudaha waxaa ku jira mid ay ku adkaan doonto Musharaxiinta qaar, oo ah in uu helo soo jeedinta iyo saxiixa 20 Xildhibaan, oo Musharaxnimiisa cadeynaya.

News Keydmedia Online | 7 May 2022

Waxay Madaxda Maamullada doonayaan inay u ololeeyaan Musharixiinta ay siyaasad wadaagga yihiin iyo kuwa ay doonayaan inay mustaqbalka jagooyin ka helaan.

News Keydmedia Online | 5 May 2022

Gudiga ayaa la filayaa inuu 10 maalin kadib uu qabto doorashadda xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana lagu beegay maalinta dhalinyaradda SYL.

News Keydmedia Online | 5 May 2022

Xiliga doorashadda waxay u tahay fursad dalka, maadaama uu lumin karo taageeradda dhaqaale ee IMF bartamaha bishan, hadii aan la dooran dowad cusub oo dib u eegis ku sameysa deynta-cafinta.

News Keydmedia Online | 3 May 2022

Waxay sheegeen inay la taageerayaan sidii uu ku dhamestiri lahaa doorashadda Madaxweynaha oo wali aan la go'aamin waqtiga ay dhacayso.

News Keydmedia Online | 3 May 2022

Sheekh Aadan Madoobe oo 27-kii April la doortay, ayaa la wareegay amniga doorashadda Madaxweynaha, wuxuuna ku amray Saraakiisha inay isaga ka amar-qaataan.

News Keydmedia Online | 24 April 2022

Xildhibaan C/risaaq ayaa ah Gudoomiyaha Gudiga loo xil-saarey qabashadda doorashadda, waxaana uu sheegay in sababo amni ay uga carareen Villa Hargeysa.

News Keydmedia Online | 23 April 2022

Kuraastan ayaa ahaa kuwa buuq iyo khilaaf badan uu hareeyay doorashadooda, waxaana ugu dambeyn loo wareejiyay Ceel-Waak oo Axmed Madoobe ka taliya.

News Keydmedia Online | 2 April 2022

Mahad Salaad, oo ah Xildhibaan mucaaradka katirsan ayaa sheegay dhawaan in doorashadda Madaxweynaha dalka ka dhacaynin, isagoo kula taliyay siyaasiyiin inay naftooda ilaashadaan, maadaama uu socda beegsi iyo shirqoollo dilal ah.