Tirada dadka uu ku dhacay caabuqa Covid-19 48dii saac ee lasoo dhaafay
Dadkii Farmaajeysnaa 2017 waxay eedeen taageeradoodii, oo ay ka dhaxleen hogaan xun, musuq-maasuq, xad-gudub iyo kaligii-talisnimo.
Garoonka Aadan Cadde xiliga Habeenkii waxaa kaliya kusoo dega diyaaradaha Military ee u socda AMISOM iyo Ciidanka Mareykanka, mana looga baran diyaaradaha kale ee rakaabka ka shaqeeya.
Siyaasadda Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka galisay fowdo iyo qalalaase, baaritaan ay Keydmedia Online sameysay ayaa muujinaya heerka uu gaaray buuqa siyaasaddeed.
Xaraashka Shidaalka Soomaaliya ee ka socda Turkiga ayaa imaanaya, iyadoo oo anay wali dhamaystirnayn hay'adihii uu sharcigu farayay inay ka shaqeeyaan arrimaha la xiriira khayraadka dalka.
Waxay isku raaceen Musharixiinta inay qabtaan doorasho, sidoo kalena ay la wareegaan talada dalka, hadii uu Farmaajo sii wado hanaanka isaga uu sameystay ee doorashadda.
Todobaadkii tagey, Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku dhawaaqay Guddiyada doorashadda iyo Xallinta Khilaafaadka, iyadoo liiska ay kasoo muuqdeen dhalinyaro Ciyaalka Xaafadda.
Doorashada ka socota DG Hirshabelle waxay ihaano iyo taarikh xumo ku tahay muwaadin kasta Soomaaliyeed, gaar ahaan waxgaradka, siyaasiinta, Madaxda, Wakiillada shacabka, bulshada ra’yidka, warbaahinta, iyo hoggaamiyayaasha dalka.
11 Luulyo 2020 waxaa Magaalada dhusamareb ka furmay shirka 5ta Madaxweyne ee Dowlad Goboleedyada (DG) Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DF). Ajendaha shirka wuxuu ahaa qabashada doorashada hay’adaha dastuuriga ee Soomaaliya oo kala ah Barlamaanka Federaalka (BF) iyo Madaxweynaha JFS ka hor dhammaadka muddo xileedka labadaas hay’adahood oo ku beegan 26da Disember 2020 iyo 7da Febraayo 2021.
Saddex qodob, oo mid kamid ah Axmed Madoobe wato ayaa hortaagan inay dhacdo doorashadda dalka Soomaaliya.
Soomaaliya ayaa waxaa ka taagan ismariwaa siyaasadeed oo dib u dhigay jadwalka doorashada iyadoo hogaamiyaasha ay isku fahmi waayeen gudiga doorashada iyo Gedo oo laf dhabar u ah muranka.
Ajandooyinka ugu waaweyn ee Miiska saaran waxaa kamid ah Ciidamada DF ee ku sugan Gedo, gudiga doorashadda iyo hanaanka soo xulista Xildhibaanada gobollada waqooyi [Somaliland], oo khilaaf ka jiro.
Waa tallaabo lagu tilmaamay xaalad abuur oo Farmaajo ku doonayo inuu khilaafka sii jiro, islamarkaana aan xal laga gaarin muranka doorashadda, si kursiga ugu sii fadhiyo.