Keydmedia Online is under expansion!
Waxaa muran ballaaran uu mudooyinkii ugu danbeeyey ka taagnaa kursiga sumadiisu tahay Hop-097 oo ay 20 kii sano ee ugu danbeysay beesha Yaxar ku mataleysay Khadiijo Maxamed Diiriye oo ka mid ah Wasiiradda Xukuumada xil gaarsiinta.
Mudo ku dhaw shan bilood ayay jiitamaysaa doorashadda, waxaana dib u dhacyada ay noqdeen kuwa iska socda oo aan dhamaan lahayn.
Dib u dhaca doorashudu, wuxuu dalka galiyay hubanti la’aan xooggan, waxaa taagan dhaqdhaqaaqa ganacsiga, sida dulka iyo dhismaha, waxaana sare u kacay qiimaha maciishadda guud.
Inta soo baxday illaa hadda waxay ahaayeen kuwa lagu tirito xagga mucaaradka, iyadoo afka ciida loo daray Musharixiintii Villa Somalia.
Doorashada Gollaha Shacabka oo waqtiga ay dhacayso aan la shaacin, ayaa la filayaa inay ka adkaato mida Aqalka Sare oo awood buuxda ku lahaayeen Madaxda Maamul Goboleedyada, Keydmedia Online ayaa sharaxeysa habraaca cusub.
Ra'iisul Wasaare Rooble ayaa shirka ka furay Teendhada Afisyooni, ku dhaw Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.
Rooble ayaa ka maqan dalka, isagoo mudo saddex maalin ah safar ku jooga dalka Masar, oo casumaad uu ka helay El-Sisi.
Madaama doorashadu tahay mid dadban, waxay madaxda maamullada doonayaan inay kaalin ku lahaadaan soo xulista ergooyinka iyo odayaasha dhaqanka.
Axmed Madoobe ayaa kusoo saarey kuraasta shaqsiyaad isaga uu wato iyo kuwa Rooble dhankiisa ka socda, sida Wasiirka Waxbarashadda Xukuumadiisa C/llaahi Carab.
Fahad ayaa loo doorte kurisga Hop86, oo horey ugu fadhiyay Faarax C/qaadir, waxaana lagu soo doortay Beledweyne, iyadoo doorashadiisa uu hakiyay Gudiga FEIT, oo sheegay in aan loo marin nidaam saxan.
Hay’adda Lacagta Adduunka [IMF], ayaa bisha May joojinaysa barnaamijka dhaqaalaha lagu siiyo Soomaaliya, hadii aan la helin dowladda cusub oo dib u habeyn ku sameysa hanaanka maaliyadda dalka.
Lama oga waxa keenay in saacadihii ugu dambeeyay ee doorashadda soo dhawaatay inuu Al-Cadaala tanaasulo, waxaana ay kusoo aadayaa go'aankiisa xili Galakacyo Xiisad ka dhalatay kuraas la isku haysto ay ka jirtay.