Keydmedia Online is under expansion!
Fahad Yaasiin ayaa la sheegay inuu ka dambeeyay xanibaada lagu sameeyay Muudey, waxaana qorshaha uu yahay in laga reebo tartanka doorashadda Baraawe.
Doorashada boobka ku socota, ayaa shaki ballaaran la galinayaa, in ay ku soo idlaato waqtigii loo qorsheeyey.
Labada Musharax ee guuleystay ayaa horey loo ogaa guushooda, maadaama kuraasta uu u xiray Qoor-Qoor, sida Keydmedia ay u sheegeen Saraakiil katirsan Gudiga doorashadda.
Ergo kasoo laabatay doorashadda ka dhacday xarunta Jen Kaahiya ayaa lala eegtay weerarka, oo Al-Shabaab ay sheegatay mas'uulidiisu.
Ma jiro ikhtiyaar kale, aan ka ahayn in la is-dhaafiyo doorashaddan mudada halka sano soo jiitamaysay, oo maaro loo waayay caqabadaheeda.
Waxaa Maanta Teendhada Afisyooni ka dhacday doorashadda horey loo ogaa cida kusoo baxaysa, taasoo ka muuqatay musuq-maasuq iyo tartan la'aan.
Koonfur Galbeed ayaa shalay lagu doortay shan kursi, waxayna dhamaadka bishan dooran doontaa kuwa kale, iyadoo hanaanka uu yahay mid aan ka jirin daah-furnaan.
Labo Kursi oo midkooda Yaasiin Fareey boobey ayaa lagu qasbey Gudiga inuu fasaxo, iyadoo taasii keentay in Musharixinta tooshka ku ifiyaan Gudiga Xalinta Khilaafka doorashadda.
Waxay sheegeen in Madaxa Maamuladda iyo Dowladda Dhexe aysan wax dan ah ka lahayn doorasho hufan, oo xor iyo xalaal ah.
Goluhu wuxuu 30 November 2021 u caddeeyey shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka in uusan qayb ka ahayn, aqbalayna boobka qaawan ee doorashada golaha shacabka ay ku billaabatay.
Musharixiinta ayaa qeybo kamid ah magaaladda ku shiraya, oo lagu wadaa inay kasoo saareen go'aanno ku aadan doorashadda.
Doorashadda ka dhacaysa Soomaaliya waxaa hareeyay musuq-maasuq iyo boob baahsan oo Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ku sameynayaan kuraasta Baarlamaanka.