Keydmedia Online Topic page

Doorasho

Warar Keydmedia Online | 5 December 2020

Musharixiinta Mucaaradka ayaa sheegay in iibinta shidaalka Soomaaliya ay dhaawacayso jiilka hadda jooga iyo midka mustaqbalka.

Warar Keydmedia Online | 7 November 2020

Xildhibaanno u badan dhalinyaro katirsan NISA ayaa kamid noqday Baarlamaanka Hirshabeelle, kuwaasoo la filayo inay u codeeyaan musharaxa Villa Somalia.

Warar Keydmedia Online | 5 November 2020

Wali laguma dhawaaqin taariikhda ay dhacayso doorashadda, laakiin waxay wararku sheegayaan in la qabanayo bishan gudaheeda, maadaama December doorasho heer qaran dhacayso.

Warar Keydmedia Online | 4 November 2020

Hadalka Waare ayaa kusoo beegmaya xili Jowhar ay ka socoto doorasho ay ku loolamayaan Villa Soomaaliya iyo Mucaaradka.

Warar Keydmedia Online | 24 October 2020

Gollaha Wasiiradda cusub ayaa haysta mudo-xileed 3 bilood ah, oo looga fadhiyo inay doorashooyin ku qabteen December 2020.

Warar Keydmedia Online | 15 October 2020

Kursigii ugu horeeyay waxaa lagu doortay magaaladda Cadaado, 15-kii October ee sanadkii 2016, kaasoo kamid ahaa Aqalka Sare ee Baarlamaanka 10-aad.

Warar Keydmedia Online | 14 August 2020

Gudiga Farsamada ee Doorshada ee looga dhawaaqay dabayaaqadii July ayaa sameeyay latashiyo qeybaha kala duwan ee bulshada iyadoo aysan ku jirin Jubaland iyo Puntland. 

Warar Keydmedia Online | 20 July 2020

Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishkuur ayaa sheegay in Golaha Shacabka uu ansixiyey sharci dhigaya doorasho dadban, taasoo ah in kuraasta Baarlamaanka lagu soo xulo 4.5.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 25.3°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)