Keydmedia Online Topic page

Duqeymaha Mareykanka

Warar Keydmedia Online | 6 March 2021

Bishii January 2021, AFRICOM ayaa dhameystirtay amarkii Trump ee ahayd in Ciidamada Mareykanka laga soo saaro Soomaaliya oo la geeyo meelo kale oo ka tirsan Bariga Afrika.

Warar Keydmedia Online | 2 March 2021

Afartii sano ee Trump, wuxuu Mareykanka fuliyay duqeymo ka badan 276, kuwaasoo ay ku dhinteen dad gaaraya inta u dhaxaysa 134 illaa 174.

Warar Keydmedia Online | 3 January 2021

Waa duqeyntii 3aad oo tan iyo 2019 loo geysto xarun ay leedahay Idaacaddan ku hadasha afka Al-Shabaab.

Warar Keydmedia Online | 3 January 2021

Wuxuu ahaa weerarkii ugu horeeyay oo diyaaradaha Mareykanka sanadkan cusub ka fuliyeen Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 2 January 2021

Labo xaruun oo ay lahayd Al-Shabaab ayaa lagu burburiyay duqeynta, sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay AFRICOM.

Warar Keydmedia Online | 8 December 2020

Keydmedia Online ayaa bishii October 2020 soo qortay Warbixin ku saabsan in aysan magdhaw helin dadkii shacabka ahaa ee uu Mareykanka ku laahayay Soomaaliya.

Warar Keydmedia Online | 11 November 2020

Isbedelka ayaa yimid kadib markii at hay'adaha xaquuqda aadanaha toosha ku ifiyeen khasaaraha shacabka.

Warar Keydmedia Online | 7 November 2020

Waa markii 3aad oo AFRICOM ay qirato in dad rayid ah lagu laayay howlgallada Soomaaliya, iyadoo u dhaqdhaqaaqa xuquuqda ay ku eedeeyeen Mareykanka in si aan kala sooc lahayn u duqeeyo Al-Shabaab iyo Shacabka.

Warar Keydmedia Online | 10 October 2020

Duleedka Muqdisho xeryo barakacayaal ku yaalla waxaa soo gaarey magaalihii lasoo dhaafay boqolaal qoys oo sheegay inay kasoo carareen duqeymaha Mareykanka.

Weather Mogadishu, SO

overcast clouds 25.4°C overcast clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)