Keydmedia Online Topic page

Fatahaad

News Keydmedia Online | 23 July 2020

Ibraahim Cumar Qaasim, oo ah gudoomiyaha degmada Afgooye ayaa sheegay in wabiga maalintii 7aad uu ku fatahayo xaafadaha, taasoo keentay in 6 kun oo qof ay barakacaan.

News Keydmedia Online | 19 July 2020

Webiga Shabeelle ayaa inta badan fatahaad ka sameeya meelo badan oo ka mid ah gobolada dalka xilli roobaadka.

News Keydmedia Online | 17 July 2020

Saraakiisha degmada ayaa sheegay in ku dhowaad 1,500 oo guri ay qoysaskii deganaa isaga barakaceen kadib markii biyugu galeen xaafadahooda.