Keydmedia Online Topic page

Galgaguud

News Keydmedia Online | 7 February 2022

Waxaa socota waan waan laga dhex wado, beelo dhawaan ku dagaallamay, tuullada Haraale oo hoos-tagta degmada Ballanbal ee gobolka Galgaduud.  

News Keydmedia Online | 14 January 2021

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya ee ku sugan deegaanada Galmudug ayaa gaaray deegaanka Xirsi Lugey oo shalay lagu dilay 7 ruux oo shacaba.

News Keydmedia Online | 8 November 2020

Dhaxdadan ayaa kusoo beegmaysa xili xiisad colaadeed oo u dhaxeysa laba beelood maal mahaan ka taagnayd degaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.

News Keydmedia Online | 21 July 2020

Rag hubeysan ayaa la sheegay inay rasaas xoogan ku fureen dad ku sugnaa tuulada Orshe ee ku taalla inta u dhexeeysa deegaanada Gaddoon iyo Xiindheere.