Keydmedia Online Topic page

Galmudug

News Keydmedia Online | 14 August 2021

Mushariixinta uu soo xulay Qoor-Qoor waxaa la sheegay inay isagu jireen kuwa uu u abaal-gudayay, oo dhismaha maamulkiisa ka qeyb-qaatay iyo kuwa siyaasadda ay saaxiibo ku yihiin.

News Keydmedia Online | 12 August 2021

Qoor-Qoor ayaa lagu eedeeyay inuu qaab aan hufnayn usoo xulay liiska Musharixiinta Aqalka Sare.

News Keydmedia Online | 7 August 2021

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarka la doonayay in lagu dilo taliyaha Ciidanka dhulka Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 7 August 2021

Galmudug ayaa hadda dagaal culus kula jirta Al-Shabaab, waxayna taageero dhanka hawada ay ka helaysaa Ciidamada Mareykanka.

News Keydmedia Online | 5 August 2021

Doorashad Aqalka sare ee Senatorada laga soo dooranayo dhanka Galmudug ayaa ah mid uu ka jiro loolan aad u xooggan, waxaana kursaasta taalla maamulkaas ee aqalka sare ay tahay mid si weyn loo hadal hayo.

News Keydmedia Online | 3 August 2021

The militants lost ground to the Somali army in the past few weeks during the operations in the central region.

News Keydmedia Online | 2 August 2021

The massive operation to recapture the remaining towns under Al-Shabaab has started almost five weeks ago in the south of the Mudug region, central Somalia ahead of the election.

News Keydmedia Online | 24 July 2021

Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa booqasho ugu tagey Ciidamada kadib markii ay la wareegaay Qaycad oo Al-Shabaab mudo sanado gacanta ku haysay.

News Keydmedia Online | 22 July 2021

Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa sheegay in duqeyntii dhacday shalay ahayd ahayd mid lagu taageerayay Ciidanka dhulka kula dagaalamayay Al-Shabaab.

News Keydmedia Online | 20 July 2021

Waxay duqeynta kusoo beegmaysaa xili howlgallo militeri ka socdaan qeybo kamid ah Koonfurta Mudug.

News Keydmedia Online | 17 July 2021

Magaaladda waxaa la filayaa inay dhacdo doorashadda Xildhibaanada labada aqalka ee BFS.

News Keydmedia Online | 8 July 2021

Qorsho xumada amni ee Qoor-Qoor ayaa sabab u noqday inay Al-Shabaab ku xoogeysato degaanada maamulkan.