Kiisaska COVID-19 oo sara u sii kacay
Waxyaabaha ugu weyn ee tusaalaynaya in Itoobiyaanku siyaasad ahaan doonayaa in lay la wareegayaan talada Geeska Africa waxa ugu cad oo muuqda waa dhismaha Ciidamada BADDA ee itoobiya kaasii daran xarunta dhexe ee laga maamulana ay noqonayso Gobolka ay dagan yihiin Xabashida ee BAHARDAR.
Dadkeena Soomaaliyed waxaad moodaa inay aad uga mashquuleen kana sii jeesteen hardankii soo jireenka ahaa, oo aad moodayso in la kala xaday lana kala xiray oo isfahamkeenii umadnimo ku xiran yahay shirar ay noo qabtaan dad aan isku feker ahayn.
Banaanbaxyo ayaa ka dhacay dhawaan Puntland oo looga soo horjeedo diidmada shilin Soomaaliga, taasoo keentay inay wax walba qaaliyoobaan, oo dan yarta soo food-saarto sicir-barar aad u sareeya.
Arintan waxaa sameeyay Fahad Yaasiin, taliyaha NISA oo askareeyay Carruurta oo intooda badan laga qoray degaanada Galmudug, iyadoo Madaxweyne Qoor-Qoor iyo maamulkiisa ay ku lug leeyihiin.
Kulanka wuxuu kusoo beegmayaa xili uu jiro war sheegaya in dhalinyaro Soomaali ah lagu dilay dagaalka Tigray.
Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa qunsul cusub oo lagu wado in uu ka howl galo Puntland usoo magacaabatay dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.
Madaxweyne Farmaajo ayaa iska indha tiray baaq ku aadanaa in inuu caddeeyo xaaladda la xariirta dhalinyaradii tababarka loo qaaday ee la sheegay in lagu laayay gudaha dalka Itoobiya.
Weerarka ayaa ka dhacay meel ku dhaw Buundada laga galo degmada Buurdhuubo, oo katirsan gobolka Gedo halkaasoo Ciidamada Itoobiya ay saldhig ku leeyihiin,
Seyoum Mesfin ayaa markii Abiy xilka loo dhiibay qabtay jagada ergayga gaarka ee Itoobiya u qaabilsan arrimaha gobolka Bariga Dhexe.
Dowladda Itoobiya ayaa u balan qaadey 10 milyan oo bir ($ 260,000) qofkii u keena macluumaad ku saabsan halka ay ku sugan yihiin hoggaamiyeyaasha baxsadka ah ee Tigreegga.
Colaadda ka socota Itoobiya ayaa abuurtay dareen cabsi leh, iyadoo dalalka deriska la la ay wadnaha farta ku hayaan, iyagoo ka walaacsan natiijadda ka dhalan kara, hadii uu dagaalka sii daba-dheeraado.
Warbaahinta dowladda ee ku sugan caasimadda Addis Ababa ayaa xaqiijisay in la sii daayay ugu yaraan Saddex Kun oo Askari.