Keydmedia Online Topic page

Jowhar

News Keydmedia Online | 11 December 2021

Qarax noociisu ahaa miinada dhulka lagu aaso ayaa goor dhaw ka dhacay Magaalada Jowhar ee xarrunta Maamulka HirShabeelle.

News Keydmedia Online | 9 December 2021

Weerarka maanta lagu qaaday Garoonka diyaaradaha ayaa kusoo aadaya xilli dhawaan la filayo in magaalada Jowhar ay ka bilaabato doorashada Aqalka Hoose.

News Keydmedia Online | 11 September 2021

Ciidamo isagu jira AMISOM iyo kuwa dowladda ayaa lagu daadiyay wadooyinka soo gala magaaladda.

News Keydmedia Online | 4 January 2021

Howlgalka ayaa la sameeyay Xalay fiidkii, wuxuuna kusoo beegmay xili labo qarax ay ka dhaceen Balcad oo aan ka fogeyn magaaladda Jowhar.

News Keydmedia Online | 14 November 2020

“Beesha Caalamka wax gacan ah oo ay nagu siiyeen majirto dhismaha Hirshabeelle,anaguna waan tashanay” ayuu yiri Madaxweyne Cali Guudlaawe.

News Keydmedia Online | 11 November 2020

Wuxuu noqday Xasan Sheekh hogaamiyihii ugu horeeyay oo kamid ah Mucaaradka, oo hambalyada u diray madaxda cusub ee lagu doortey maanta magaaladda Jowhar.

News Keydmedia Online | 11 November 2020

Waxay ahayd doorasho natiijadeeda horey loo ogaa, oo Musharaxiinta ku guuleystay loo saadaaliyay guushooda.

News Keydmedia Online | 11 November 2020

Xildhibaanada codeeyay ayaa u badan xubno katirsan NISA, sida KON horey usoo qortay, kuwaasoo uu keenay Fahad Yaasiin, oo doorashadda u afduubnayd.

News Keydmedia Online | 11 November 2020

Afar Musharax oo uu ku jiro Cali Guudlaawe, oo Madaxweyne  ku xigeen u ahaa Waare ayaa tartamaya.

News Keydmedia Online | 10 November 2020

Doorashadda ayaa lagu wadaa inay dhacdo berri, 11-ka November 2020, waxaana xilka Madaxweynaha isku soo sharaxay labo musharax, oo mid kamid ah Villa Somalia wadato.

News Keydmedia Online | 9 November 2020

Labo musharax oo uu ku jiro sii hayaha xilka Madaxweynaha Cali Guudlaawe ayaa loo diiwaan-geliyay inay u tartami doonaan xilka ugu sareeya Hirshabeelle.

News Keydmedia Online | 8 November 2020

Doorashadda ayaa la filayaa inay dhacdo 11-ka bishan, iyadoo tartanka sanadkan uu ka duwan yahay labadii doorasho ee lasoo dhaafay, maadaama hanaanka la afduubay.