Keydmedia Online is under expansion!
Booqashadda Muuse Biixi ayaa cirka kusii shareertay xiisadda diblomaasiyasadeed ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya.
Wasaaradda Arrimha Dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay Cabdalla Hamdok, oo ah gudoomiyaha IGAD sanadkan ay u gudbisay dhambaal dacwad ah.
Madaxweyne Farmaajo ayaa doonaya inuu Kenya kusoo rogo xayiraad adag oo diblomaasiyadeed ah haddii ay sii wado faragelinta siyaasadeed ee doorashadda Soomaaliya.
Boqoashadda Muuse Biixi ayaa la sheegay inay qaadan doonto mudo 3 maalmood.
Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay 21 qof oo ku sugnaa dhismaha, kuwaasoo ay ku jireen dad kasoo jeeda dalalka reer galbeedka, sida Mareykanka.
Dowladda Soomaaliya ayaa diblumaasiyiinta ajnabiga ah ka codsatay inay faraha kala baxdo muranka iyo khilaafka kala dhaxeeya Kenya.
Lama oga khasaaraha, laakiin hal gaari oo kuwa dagaal ayaa Ciidanka dowladda looga gubey dagaalka, sida dadka degaanka ay u sheegeen Keydmedia Online.
Go'aankan ayaa kusoo beegmaya xili xiisadda diblomaasiysadeed ee u dhaxaysa labada dal ay cirka isku shareertay dhawaan kadib eryidii Safiirka Kenya ee Muqdisho Lucas Tumbo.
Senator katirsan Baarlamaanka Kenya ayaa ugu baaqey Farmaajo inuu xoogga saaro arrimaha gudaha Soomaaliya, oo uusan Kenya u isticmaalin ololaha dib u doorashadiisa.
Wuxuu sheegay in aysan DF eryin Safiirka Kenya, balse ay ugu direen dalkiisa la-tashiyo inuu dowladdiisa lasoo sameeyo, maadaama Soomaaliya ay tabaneyso faragelin.
"Dhaqankan lama filaanka ah ee aan loo baahnayn ee hoggaanka Soomaaliya waa wax u baahan in aan ka fekerno inta aanan ka hadlin. Waxaan si rasmi ah uga jawaabi doonnaa dariiqyada ku habboon dhawaan," ayuu yiri Macharia.
Kenya ayaa Ciidamo waxay ka joogaan Gedo iyo qeybo kamid ah Jubbada Hoose, waxayna hogaamiye Axmed Madoobe ku ilaalisaa Kismaayo, iyadoo danaheeda gaar ah ku fulisato.