Keydmedia Online is under expansion!
Dagaalka ayaa socday mudo kudhawaad hal saac, waxayna labada dhinac isku adeegsadeen hubka culus.
Ciidamada difaaca dalke Kenya [KDF] ayaa 4 qof oo shacab ah ka afduubey tuulo hoostagta degmada Ceel-Waaq Todobaadkii tagey, iyagoo dilay mid kamida dadkaas shacabka ah.
Al-Shabaab ayaa January 2020 weerar ki qaadey saldhig Mareykanka ku leeyahay Kenya, kaasoo 3 Askari lagu dilay.
Dowladda Farmaajo ayaa laga dalbaday inay Tallaabo ka qaado Ciidanka Kenya.
Dadka degaanka ayaa sheegaya inay maqlayeen rasaas iyo qaraxyo xili uu socday dagaal toos ah oo labada dhianc u dhaxeeya, kaasoo geystay khasaarooyin isagu jira dhimasho iyo dhaawac.
Qaraxa oo ahaa Miino ayaa ka dhacay Goob suuq ah oo lagu iibiyo xoolaha iyo qaadka, waxayna ku taallaa nawaaxiga Isbitaalka degmada Buulo Xaawo.
Ganacsatada waxay ugu baaqeen Muqdisho iyo Nairobi inay ka shaqeeyaan sidii xal waara looga gaari lahaa caqabadaha haatan haysta ganacsiga miraa.
Diyaaraddaan oo sahay u sidday ciidamada Kenya ayaa xalay ku soo dhacday garoonka diyaaradaha Dhoobley, waxaana ku geeriyooday duuliyihii diyaaradda.
Warbaahinta Kenya ayaa soo warinaysa in saraakiishan loo qabtay 14 maalmood oo dheeraad ah si baaritaan loogu sameeyo.
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxey sheegtay in aan weli caddeymo dhameystiran loo heynin shilka Diyaaradda Beledweyne.