Top EU official visits Somalia for talks with new president
June 2018, hal askari oo Mareykan ah ayaa ku dhintay, qaar kalena way ku dhaawacmeen weerar Al-Shabaab ku qaadey saldhigooda Baar-Sanguuni, oo 50-KM dhanka waqoyi uga beegan Kismaayo.
Magaalada Nairobi, ee Caasimadda Kenya ayuu shalay galab ku geeriyoodey, isagoo aan wali loo dhaarin xilka Xildhibaanino oo bishii tagtey loo doortay.
Gudoomiyaha cusub ee Magaalada Kismaayo ayaa shacabka halkaasi ku dhaqan uga digay in ay garsoor u doontaan maxkamadaha Al- Shabaab, oo noqoday mudooyinkii u danbeeyey meel ay garsoor u radsadaan tiro Soomaali ah.
Jubbaland ayaa tan iyo 2013 waxaa xukumayay hogaamiyihii Jabhadda Raas Kambooni Axmed Madoobe oo Kenya taangi ku geysay Kismaayo dhamaadkii 2012.
Saraakiisha amniga weli kama aysan hadlin nooca qaraxa iyo cida lala eegtay illaa hadda.
Al-Shabaab ayaa sheegtay in dagaalka ay ku dishay askar iyo saraakiil ciidan, islamarkaana ay hub kula wareegtay.
Waxaa ku dhimatay qaraxa afar Ciyaartoy, oo Koox Heerka 1aad katirsanaa, waxaana dhaawacmay dad badan.
Qaraxa ayaa kusoo beegmaya xili shalay magaaladda ay ka billaabatay doorashadda Aqalka Sare.
Jugta qaraxa ayaa laga maqlay qeybo kala duwan oo katirsan magaaladda, waxaana dhacaysa rasaas teel-teel ah.
Wafdiga Swan waxaa Garoonka kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan.
Qaraxa oo ahaa mid aad u culus wuxuu ka dhacay Xaafadda Guulwade, waxaana kadib la maqlay rasaas daqiiqado socotay.
Xogtan oo Keydmedia Online heshay ayaa sheegaysa in dowladda Farmaajo ay go'aansatay in Ciidanka Kenya oo gaaraya 3,500 in laga saaro AMISOM.