Keydmedia Online Topic page for: Madasha Xisbiyada Qaranmadasha xisbiyada qaran

Warar Keydmedia Online | 16 September 2020

"Farmaajo wuxuu sameynayo waxba kama duwan Nin Xaaskii ay kala tageen oo wali Caruur ka dhalaya, Xukuumadda maanta jirtaa waa saas, sharci kuma dhisna," ayuu yiri Xasan Sheekh.

Warar Keydmedia Online | 15 September 2020

Madasha xisbiyada Qaran ayaa sheegtay in aan la aqbalin karin 53 maalmood uu dalku ahaado Ra’iisul Wasaare la’aan, islamarkaana shaqada hadda socotaa ay u muuqato kaligii talisnimo.

Warar Keydmedia Online | 25 August 2020

Kulanka oo Saxaafadda ay dibad-joog ka ahayd ayaa ka dhacay xarunta AMISOM ee Xalane, wuxuuna kusoo beegmayaa xili xasaasi ah oo dalka khilaaf ka jiro, islamarkaana lagu muransan yahay doorashadda.

Warar Keydmedia Online | 22 August 2020

War kasoo baxay Madasha ayaa lagu sheegay in ay muhiim tahay xalinta tabashooyinka ay qabaan maamulada Jubaland iyo Puntland, oo qaadacay natiijada iyo ka qeybgalka Dhuusamareeb 3.

Warar Keydmedia Online | 29 July 2020

Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen, sidii loo maarayn lahaa xaaladda kala guurka ah ee Dalku marayo iyo qabsoomidda Doorasho ku dhacda waqtigeeda loona dhan yahay.

Warar Keydmedia Online | 24 July 2020

Maareeye ayaa hadalkan sheegay kadib markii Dowladda cadaadis kala kulantay Beesha Caalamka, oo ku aadan ka qeybgal la'aanta Xisbiyada ee Wadahadallada ku saabsan arrimaha doorashooyinka dalka.

Warar Keydmedia Online | 23 July 2020

Qodobada heshiiska waxaa ugu muhiisan in Doorashada dalka ay ku dhacdo waqtigii loogu tala-galay, islamarkaana la sameeyo gudi isku dhaf ah oo kasoo shaqeeyo nooca ay noqon karto.

Warar Keydmedia Online | 10 July 2020

Madasha waxay sheegtay inay muhiim u aragto in laga fogaado xilligaan muddo xileedka madaxda DF uu gabaabsiga yahay wax kasta oo keeni kara khilaaf iyo kala fogaansho siyaasadeed.

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 28°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)

Keydmedia Radio

Radio loading......