Keydmedia Online is under expansion!
Dagaalka ayaa ka dhashay Gabar la kufsadey, waxaana horey u jiray aanooyin u dhaxeeya labada beelood, ee degga gobolka.
Dadka qaar ayaa ka baxay magaaladda, iyadoo kuwa ku harey ay cabsi ku nool yihiin, waxaana suurta-gal ah inay Al-Shabaab soo weerarto.
Madaxweyne Qoor-Qoor ayaa booqasho ugu tagey Ciidamada kadib markii ay la wareegaay Qaycad oo Al-Shabaab mudo sanado gacanta ku haysay.
Guddoomiyaha degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug Axmed Daahir Macalin, wuxuu sheegay in Al-Shabaab ay dishay askar badan, sidoo kalena saldhigga ay qabsatay kala baxday gaadiid dagaal iyo hub aad u fara badan.
Degaanka waxuu ahaa mid mudo dheer ah ka dhacayaan weeraro ay Al-Shabaab kusoo qaadeysay mudo sanado ah.
Isgaarsiinta ayaa ka maqan degaanka Bacaadweyne kadib markii Saakay ay Al-Shabaab la wareegtay, kadib dagaal xooggan oo ay la gashay Ciidamada dowladda.
Deegaanno ka tirsan dhulka Dowlad goboleedka Galmudug ayaa laga soo sheegayaa in maalintii labaad uu ka socdo dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac farabadan.
Labada dhinac ayaa dhex maray dagaal kooban, laakiin hadda waxay isku abaabulayaan degaanka gudihiisa iyo dibadda, sida ay sheegayaan dadka degaanka.
Saraakiisha Kumaandooska DANAB ayaa sheegay in dhowr xubnood oo katitsan Al-Shabaab ay ku qabteen howlgalka oo laga fuliyay nawaaxiga magaaladda Hobyo, ee gobolka Mudug.
Khasaarooyin kala duwan ayaa ka dhashay dagaal u dhaxeeyay laba maleeshiye beeleed oo ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Mudug, ee bartamaha dalka Soomaaliya.