Keydmedia Online is under expansion!
Qaraxyadan ayaa la sheegay in gudaha caasimadda soo galeen bilawgii bishan, markaasoo tiradoodu ay ahayd ilaa 11, waxana ilaa iminka dhacay 3 halka 8 kalana ay harsan yihiin.
Waa qaraxii 2aad oo tan iyo Khamiistii ka dhacaya Caasimadda dalka, oo amnigeeda faraha kasii baxayo mudooyinkii dambe.
Burbur xoog leh baa gaarey Iskuulka Mocaasir ee ku yaallay wadada dhinaceeda, iyadoo Maanta ay ahayd Khamiis, oo ardayda fasax ku jireen.
Waxaa lala eegtay Koonyo gaadiidka AMISOM oo jidka C/qaasim marayay, waxaana la sheegay in mid kamid ah baabuurta gaashaaman uu ku burburey.
Rasaas ayaa la maqlay qaraxa kadib, waxaana soo baxaya warar sheegaya in goobta qaraxa ay tahay meel muhiim ah.
Amniga Muqdisho ayaa iminka faraha ka baxaya, waxana bilawday in qofka la ugaarsanayo lagu dhex dilo hoygiisa, taasoo shacabku ay ka muujinayaan qeylo dhaaan baahsan.
Afrika wuxuu ahaa wariye mudo usoo shaqeynayay Warbaahinta dowladda, waxaana looga bartey wararka lidiga ku ah Al-Shabaab.
Wali lama oga khasaaraha, waxaana la maqlayaa rasaas xoog leh oo goobta ka dhacaysa.
Dilalka ka dhacaya Muqdisho ayaa joogto noqday, waxanna maanta oo qura inta la oggyahay Magaalada ka dhacay laba kiis oo dil ah.
Maalmihii la soo dhaafay waxaa kordhay, howl galada ay boolisku ka sameynayaan xaafadaha kala duwan ee Caasimada, waxanna ciidanku ay aruurinayeen dhalinyarada, iyagoo ka dalbanaya wada shaqeyn.
Waxaa soo kordhaya Huteellada Caasimada laga yagleelayo, ee lagu sameeyo waxyaabo aan raadka ku lahayn dhaqanka iyo diinteena suuban.
Golaha Murtid iyo madadaalada oo dhawaan shacabka Soomaaliyeed ay ku dhiseen hab is xil-qaan ah, ayaa iminka noqday qol uu leeyahay Wasiirka Warfaafinta, isagoo ka kireeyo hadba ciddii u soo bandhigta dhaqaale uu ku qanco.