Keydmedia Online Topic page

Muqdisho

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Waxaa ku dhimatay labo qof oo shacab ah, kuwaasii jidka socday xiliga qaraxa, iyadoo ay ku dhaawacmeen dhowr qof oo kale oo Isbitaalka Madiina la dhigay.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Gaadiidka Kolonyada AMISOM ayaa kasoo baxaysay Villa Baydhaba xiliga qaraxa, waxayna kusii jeeda dhanka Isgoyska Banaadir.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Waa qaraxii labaad oo maanta ka dhacaya Caasimadda dalka Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Qaraxa ayaa ka dhacay wado Mashquul badan oo ku taalla Xaafadda Buula-Xuubey, waxaana kasoo baxaya fahfaahin dheeraad ah khasaaraha.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Xaaladda Goobta ayaa kacsan, iyadoo Ciidamo horleh ay gaareey, waxaana hakad galay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha wadada.

News Keydmedia Online | 16 September 2021

Afhayeenka ayaa sheegay in dagaalka uu ka billowday muran ku qotomo dhul la isku heysto oo ku yaalla nawaaxiga Isgoyska Banaadir.

News Keydmedia Online | 16 September 2021

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in is-rasaaseynta ay u dhaxeysay Boolis iyo Militeri.

News Keydmedia Online | 13 September 2021

Wadooyin halbowle u ah isu socodka Muqdisho ayaa waxaa buux dhaafiyay biyaha roobka, taas oo keentay in ay shacabka ku dhaqani soo wajahdo dhibaato dhanka isu socodka ah.

News Keydmedia Online | 19 August 2021

Waa weerarkii labaad oo ka dhacay nawaaxiga Xarunta NISA tan iyo bishii lasoo dhaafay, waxaana ay u dhaceen isku hal nooc.

News Keydmedia Online | 19 August 2021

Dhowr ayaa Maqaaxida ku sugnaa xiliga qaraxa, waxaana laga cabsi qabaa inuu jiro khasaaro aad u badan oo dhimasho iyo dhaawac ah.

News Keydmedia Online | 24 July 2021

Ugu yaraan saddex qof oo uu ku jiro askari boolis ah ayaa ku geeriyoodey dagaalka.

News Keydmedia Online | 10 July 2021

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegtay inay afar askari ay ku dishay weerarka oo dadka ku dhintay ay u badan yihiin shacab wadada marayay.