Keydmedia Online Topic page

Mursal

News Keydmedia Online | 1 August 2020

Arintaan ayaa la sheegay in Madaxtooyada uga gol-leedahay in Ra'iisul Wasaaraha cusub uusan yeelan xafiis uu si toos ah bulshada ugala kala xiriiro. 

News Keydmedia Online | 30 July 2020

Arintaan ayaa banaanka keeni karto in hay'adaha reer galbeedka ee degan xerada Xalane ay fara gelin toos ah ku hayaan howlaha Baarlamaanka Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 29 July 2020

Kulanka ayaa waxaa looga wada hadlay arrimo ay ka mid ahaayeen, sidii loo maarayn lahaa xaaladda kala guurka ah ee Dalku marayo iyo qabsoomidda Doorasho ku dhacda waqtigeeda loona dhan yahay.

News Keydmedia Online | 28 July 2020

Wasiirka ayaa ugu baaqay shirkadaha bixiya adeegga internetka inay taxadar dheeri ah iyo heegan muujiyaan maalmaha soo socda inta cilladdan laga wada xallinayo si uusan hakad u galin adeegga ay bixiyaan.

News Keydmedia Online | 25 July 2020

Villa Soomaaliya ayaa dadaal xooggan ku bixineysa sidii uu kursiga ugu sii fadhin lahaa Madaxweyne Farmaajo, oo mudo xileedkiisu sii dhamaanayo.

News Keydmedia Online | 25 July 2020

Gudoonka Gollaha Shacabka ayaa sheegay in ajandaha kulanka Maanta uu yahay ka doosista doorashadda 2020-21, taasoo khilaaf uu wali ka taagan yahay nooc ay noqon doonto.

News Keydmedia Online | 11 July 2020

Waxaana fadhiga Gollaha Shacabka, oo kulankooda uga socda Villa Hargeysa ku sugan Wasiirada Amniga Maxamed Abuukar Islow iyo Xasan Cali Maxamed Amardanbe.