Why return of US drone strikes important to Somalia at this time?
Somaliland ayaa ku fashilantay aqoonsiga mudo 30 sano ah raadinaysay, iyadoo isku-daygii ugu dambeeyay ee UK uu kusoo dhamaadey guul-darro, islamarkaana uu noqday hal-bacaad lagu lisay.
Muuse Biixi ayaa dhawaan isku shaandheyn ku sameeyay Gollahiisa Wasiiradda, isagoo xilalka ka qaadey xubno hore oo Mucaaradka kamid ah.
Socdaalka Muuse Biixi oo 3 maalmood qaadanaya ayaa ujeedkiisu yahay inuu Somaliland aqoonsi uga raadiyo dowladda Kenya, oo xubin ka ah UN-ka.
Boqoashadda Muuse Biixi ayaa la sheegay inay qaadan doonto mudo 3 maalmood.
Dad badan ayaa aad ula yaabey aqoon la'aanta Ra'iisul Wasaaraha ee dhinaca Maamul Goboleedyada, isagoo kala garan waayay kuwa katirsan Federaalka iyo Somaliland.
Muuse Biixi oo ka hadlayay shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye oo maanta furmay, ayaa sidoo kale sheegay in Wakiilka QM James Swan uusan matalin Somaliland.
Maalin ka hor ayaa waxaa degaanka Tukaraq gaaray Abaan-duulaha Ciidamada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Bulllaale, oo halkaasi ka sheegay inay u diyaar garoobeen dagaal cusub.
Qaraxan ayaa lagu tilmaamay inuu ahaa mid aad u xoogan, islamarkaana argagax geliyay dadka ku dhaqan magaalada, kuwaasoo aan u baran weerarada bambaanooyinka.
Saddex Xisbi ee kala ah UCID, KULMIYE iyo WADDANI ayaa ogolaaday jadwalka cusub ee doorashadda, kadib markii kulan maalmo qaatey ay la yeesheen gudiga doorashooyinka Maamulka Somaliland.
Somaliland ayaa ku tilmaamtay xiriirka ay la yeelatay Tawain mid iskaashi ah, sida dhinacyada ganacsiga, nabadda, dimuqaraadiyada isla markaana aysan ka hor imaan karin Soomaaliya.
Maamulkan oo aan lahayn illo dhaqaale oo aad u badan ayaa dhawaan qaadey bandowgii saarnaa degaanadiisa, kadib markii shacabka dhibaato kala kulmeen xayiraadda COVID-19.
Wararka ayaa sheegaya in Labada dhinaca ee dalaamaya ay yihiin dad Xolo Dhaqato ah oo sida la sheegay isku heystaan dhul daaqsimeed ku yaalla degaanka, waxaana odayaasha dhaqanka ku baxeen deminta colaadda.