US military steps drone strikes in Somalia
Fahad Yaasiin ayaa sidoo kale raba inu kursi yaalla Beledweyne uu soo boobo, isagoo kamid ah raggii lagu eedeeyay dilkii Ikraan tahliil Faarax.
Beledweyne waxaa yaalla Kursiga uu raba Fahad Yaasiin inuu ku fariisto, kaasoo mudo sanado badan ku fadhiyay Faarax C/qaadir.
Saddexdii Sano ee Fahad hogaanka NISA hayay waxay hay'adda noqotay mid lagu weeraro Mucaaradka, Warbaahinta iyo Madaxda dowlad Goboleedyada ka fekerka duwan Farmaajo.
Hay’adda NISA ayaa sii xoojisay howlgallada ay ka waddo magaalada Muqdisho, kadib qaraxii bahalnimada ahaa ee todobaadkii hore ka dhacay magaalada Muqdisho kaas oo galaaftay nolosha 8 qof oo ay ku jireen caruur iskuuley ah.
Kursigan ayaa la sheegay inuu kamid yahay Kuraasta uu Farmaajo boobey, loona xiray saaxiibadiisa, waxaana u fududeeyay Qoor-Qoor.
The security forces have also captured a suicide jacket heading to the capital at the main police checkpoint on the outskirts of the capital.
The network captured by the NISA includes disabled people who have been accused of collaborating with the Al-Qaeda-linked Al-Shabaab group which is battling the government.
Ganacsatadan ayaa tilmaamay, in xaaladdooda ay sii adkeyneyso, aamusnaanta dowladda hoose ee xamar oo ay ka yihiin canshuur bixiyayaal, waxanna tan fajaca ku noqotay ay tahay lacagta canshuurta ka baxsan ee ay ragaasi rabaan.
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa u muuqda nin looga guuleystay howlihii la xiriiray baritaankii lagu waday kiiska Ikraan Tahliil, oo iyadu dhibane u noqotay hay'adii ay u shaqeyneysay.
Bashiri Goobe ayaa horey usoo nqoday taliyaha Ciidanka Asluubta, Agaasimaha NISA iyo maareeyaha Wakaalada dhismaha.
Askarta NISA ayaa hadda soo wajahday labo daran mid dooro, inay Fahad la saftaan iyo inay Mushaarkooda ilaashadaan oo Bashiir Goobe la shaqeeyaan.
Yasin Farey, the former NISA commander in Benadir region, has been fired by Prime Minister Mohamed Hussein Roble last week over the disappearance of a senior spy agent Ikran Tahlil.