Keydmedia Online Topic page

Maxamed Xuseen Rooble

​Injineer Maxamed Xuseen Rooble ayaa noqonaya Ra’isul Wasaarihii 20-aad ee Soomaaliya. Rooble waa injineer ku dhashay magaalada Hobyo, bishii Oktoobar 1963, ahna aabe dhalay shan carruur ah.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa sida ku xusan Cv-giisa uu darajadda koowaad ee Jaamacadda uu ka heystaa Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed. Shahaadadda heerka Master-ka ayuu ka qaatay Jaamacadda KTH (Kungliga Tekniska Högskolan) ee Magaalada Stockholm ee dalka Sweden, wuxuuna uga qalanjabiyay culuunta Environmental Engineering and Sustainabale Infrastructure.

Maxamed Rooble ayaa ku cusub siyaasadda, wuxuuna muddo dheer (14 sanno) lasoo shaqeynaayay Qaramada Midoobay, gaar ahaan Hey’adda Shaqaalaha Adduunka (International Labour Organization) ILO.

Warar Keydmedia Online | 26 July 2021

Waxa uu ku sugnaan doonaa London muddo maalmo ah, isagoo la filayo inuu la kulmo madax kala duwan oo shirka ka qeybgalaysa.

Warar Keydmedia Online | 10 July 2021

Wararka ay Keydmedia Online helayso ayaa sheegaya in bulshada iyo Maamulka Gedo ay soo gudbiyeen labo xubnood oo gudoomiye iyo ku xigeen ka noqon doono Garbahaarey.

Warar Keydmedia Online | 3 July 2021

Madaxdii isaga ka horeysay oo wax badan kursiga ku fadhiyay ayaa baaqyo noocan ah jeediyay, kuwaasoo aan waxba ka qabsoomin.

Warar Keydmedia Online | 30 May 2021

Wuxuu dib usoo nooleeyay wadahadalladii Maamul Goboleedyada, isagoo wadahadallo ku dhameeyay khilaafkii doorashadda.

Warar Keydmedia Online | 22 May 2021

Dhamaan Madaxda Maamullada ayaa aqbalay casuumaadda Rooble u fidiyay si shuruud la'aan ah.

Warar Keydmedia Online | 20 May 2021

Wuxuu la kulmay madaxda saddex maamul iyo duqa Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 20 May 2021

Waxay ugu mahadceliyeen Madaxda maamullada ka qeybgalkooda aan shuruuda ku xirnayn.

Warar Keydmedia Online | 20 May 2021

Su'aallo badan ayaa ka taagan hogaanka Rooble oo wali dad badan aaminsan yihiin inuu ku xiran yahay Farmaajo iyo Fahad Yaasiin.

Warar Keydmedia Online | 15 May 2021

Wuxuu Rooble dhawaan qaadey tallaabooyinka lasoo dhaweeyay, oo ay kamid yihiin inuu Ciidankii ka gadoodey muddo-korarsiga Farmaajo ka saarey Muqdisho iyo ku dhawaaqista Shirka May 20.

Warar Keydmedia Online | 29 April 2021

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeybgalay Madaxweyniyaasha Galmudud iyo HirShabeelle Qoor Qoor iyo Guudlaawe.

Warar Keydmedia Online | 21 January 2021

Boqolaal qof oo rag iyo dumar isagu jira ayaa isagu soo baxay fagaaraha Tarabuunka ee magaaladda Muqdisho.

Warar Keydmedia Online | 21 January 2021

Wuxuu Ra'iisul Wasaaraha ku tilmaamay dilka Mas'uulkan mid nasiib darro ah

Weather Mogadishu, SO

broken clouds 26.6°C broken clouds
Weather data by OpenWeatherMap (CC-BY-SA)