Keydmedia Online Topic page

Sheekh Shariif

News Keydmedia Online | 3 September 2022

Xasno ayaa ku geeriyootay 1-dii bishan dalka Imaaraadka Carabta, iyadoo Meydkeeda loo keenay Muqdisho, si aas heer qaran ah loogu sameeyo.

News Keydmedia Online | 27 March 2022

Sheekh Shariif ayaa ku baaqey in la dedejiyo doorashadda, taasoo ah xalka kaliya ee looga bixi karo jahwareerka siyaasadeed iyo xaaladda cakiran ee ka jirta.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Doorashadda caga-jiidaysa waxay dhaawacday kalsoonidii shacabka iyo rajadii laga qabey in dalka uu ka baxo nidaamka jahwareerka siyaasadeed iyo qabiilka.

News Keydmedia Online | 26 November 2020

Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi ballaaran uu hoggaaminayo ayaa Maanta oo Khamiis ah si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo ee Xarunta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 24 November 2020

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo ku-xigeenka Abshir Bukhaari ayaa maanta tagey madasha, iyagoo ka qeybgalaya munaasabadda xeritaanka.

News Keydmedia Online | 22 November 2020

Markii hore kahor shirka qoraal ay soo saareen, Musharixiintaas waxay ku hanjabeen inay qaadacayaan doorashooyinka soo socda, iyagoo u sababeeyay faragelinta madaxweynaha xilka haya Maxamed Farmaajo ku hayo dhismaha gudiyadda

News Keydmedia Online | 21 November 2020

Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu hanaanka doorashadda afduubey, islamarkaana uu doonayo inuu ku shubto codadka.

News Keydmedia Online | 21 November 2020

Kadib markii ay soo gaareen Muqdisho Khamiistii illaa Jimcaha inta badan Musharaxiinta, waxaa Muqdisho ka billowday dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo ku aadan doorashadda.

News Keydmedia Online | 19 November 2020

Musharax Cabdikariim Xuseen Guuleed, ayaa sheegay in Soomaaliya aan lagu aamini karin Farmaajo afar sano oo kale, isagoo shacabka ugu baaqey inay iska diidaan shirqooladiisa.

News Keydmedia Online | 7 November 2020

Madaxweynihii 7aad ee dalka ayuu soo noqday 2009-2012, waxuuna isku diyaarinayaa inuu markale u tartamo xilka doorashadda Febuary 2021.

News Keydmedia Online | 4 November 2020

HirShabeella waxaa yaalla 45 kursi oo Farmaajo iyo Mucaaradka ku tartamayaan, si ay ugu guuleystaan doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya oo dhacaysa Febuary 8, 2021.

News Keydmedia Online | 3 November 2020

Berri oo 4-ta November tahay ayaa la filayaa in Xildhibaanada ay doortaan gudoonka Baarlamaanka, iyadoo wali aan la xalin khilaaf ka taagan 9 kursi oo wali la dooran.