Hassan Sheikh elected as Somalia’s president for the 2nd time
Socdaalka Muuse Biixi oo 3 maalmood qaadanaya ayaa ujeedkiisu yahay inuu Somaliland aqoonsi uga raadiyo dowladda Kenya, oo xubin ka ah UN-ka.
Booqashadda Muuse Biixi ayaa cirka kusii shareertay xiisadda diblomaasiyasadeed ee u dhaxaysay Soomaaliya iyo Kenya.
Wasaaradda Arrimha Dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay Cabdalla Hamdok, oo ah gudoomiyaha IGAD sanadkan ay u gudbisay dhambaal dacwad ah.
Bishii lasoo dhaafay ayay Maxkamadda Maroodi Jeex ku riday Cabdimanaan xukun 5 oo Xabsi ah iyo ganaax 2 billion oo Somaliland Shilling ah.
Dad badan ayaa aad ula yaabey aqoon la'aanta Ra'iisul Wasaaraha ee dhinaca Maamul Goboleedyada, isagoo kala garan waayay kuwa katirsan Federaalka iyo Somaliland.
Ma jiro wax war ah oo dowladda Farmaajo kasoo saartey xariga Musharaxa, iyadoo muuqata inuu Farmaajo kala jeclayn Xildhibaanka xiran ee xasaanadda leh.
Lama oga halka uu kusii jeeday iyo ujeedka, laakiin waxay wararku sheegayaan in laamaha amniga Garoonka ay qabteen kadib markii ay aqoonsadeen.
Hodan Saciid Aadan waxay ahayd 18 jir, oo Iskuulka Dugsiga Dhexe ka baxday, islamarkaana lahayd hami iyo mustaqbal ifaya.
Waxa uu mudooyinkii dambe ku xanuunsanaa magaaladda Hargeysa, ee Caasimadda Maamulka Somaliland. Madaxda dalka ayaa tacsi ka diray geeridiisa.
Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu sharciga dalka baal-maray, islamarkaana uu beelaha Soomaaliyeed ka galay dembi kadib markii qaarkood xuquuqdoodii matelaadda u diiday.
Maxkamadda Maroodi-jeex ayaa sidoo kale TV-ga Astaan ka mamnuucday inuu ka shaqeeyo degaanada Maamulka Somaliland.
Xisbiga Wadajir ayaa sheegey inuu si cad uga soo horjeedo in Dowladda Soomaaliya isku koobto Magacaabida Guddiga Maamulaya doorashadda Xildhibaannada Gobolada Waqooyi.