Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 26 April 2021

Wararka waxay sheegeen inuu Farmaajo dib ugu laabanayo Teendhada Afisyooni, si uu wadahadallo ula galo maamullada iyo Mucaaradka.

News Keydmedia Online | 24 April 2021

Wasiirka ayaa Maanta ka qabtay Shir Jaraa'id oo uu kaga hadlay War-saxaafadeedka Gollaha Amniga iyo Nabada Midowga Afrika.

News Keydmedia Online | 24 April 2021

Galmudug ayaa sheegtay inay u diyaargarowday dib ula wareegista Degaanka Bacaadweyne, oo dhawaan Al-Shabaab la wareegtay.

News Keydmedia Online | 24 April 2021

Maxkamadda waxaa la horkeenay marqaatiyaal dhowr ah oo ay kamid yihiin Saraakiil Ciidan.

News Keydmedia Online | 24 April 2021

Shirkadda ayaa waxaa fadhigeedu yahay gobolka New Jersey, waxayna lacag badan ka qaadatey dowladda Soomaaliya si ay uga iibisiyo Farmaajo Congress-ka Mareykanka.

News Keydmedia Online | 24 April 2021

Haweeney ganacsatada Dahabka kamid ah ayaa la ogaadey inay leedahay Lacagta oo cadadkeeda lagu qiyaasay illaa hal milyan oo dollar.

News Keydmedia Online | 23 April 2021

Gen. Stephen Townsend, oo ah shaqsiga ugu sareeya taliska Mareykanka ee Afrika, AFRICOM, ayaa muddo kordhinta uu Farmaajo sameysatay ku sheegay dhibaatada ugu weyn ee hadda ka taagan Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 22 April 2021

Dableyda falka dilka ah fulisay ayaa Goobta isaga baxsatay kahor inta aysan Ciidanka amniga soo gaarin.

News Keydmedia Online | 22 April 2021

Eedeynta Senator Abshir Bukhaari waxay timid kadib markii IGAD ay soo saartay qoraal ay ku taageertay dedaallad dib loogu furayo wadahadallada doorashadda.

News Keydmedia Online | 22 April 2021

Waxaa qoraalka lagu sheegay in hadii dib loogu noqon waayo ay Puntland qaadi doonto tallaabo aysan sheegin waxay noqon doonto.

News Keydmedia Online | 17 April 2021

Dalabkan ayuu u mariyay Qoor-Qoor iyo Guudlaawe oo Villa Somalia uga wakiil ah dhex-dhexaadinta Musharixiinta Hawiye.

News Keydmedia Online | 17 April 2021

Kulanka oo siyaasiyiinta beesha Mudullood yeesheen ayaa kusoo aadaya xili xiisad siyaasadeed ay ka taagan tahay Muqdisho.