Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 1 October 2022

Labada degaan ayaa kamid ahaa meelaha sida aadka loogu baab'ay xoreyntooda, iyadoo dowladda askar badan ku waysay.

News Keydmedia Online | 1 October 2022

Al-Shabaab ayaa todobaadyadii la soo dhaafay waxa ay gubtay guryo, Ceelal iyo gaadiid raashiid wadey gobollada Dhexe, sidoo kalena ay dad shacab ah ku dileen meelo kala duwan dalka.

News Keydmedia Online | 29 September 2022

Dowladda Mareykanka ayaa ah deeq-bixiyaha ugu weyn ee Soomaaliya, oo dhinacyadda dhaqaalaha iyo amniga ka taageera.

News Keydmedia Online | 29 September 2022

Ra'iisul Wasaare Xamza ayaa gudoomiyay kulanka oo Khamiis kasta ka dhaca Xafiiskiisa, waxaana kasoo qeybgalay Wasiirro, ku-xigeenno iyo wasiiru dowliyaal.

News Keydmedia Online | 29 September 2022

Weerarka ayaa ka dhacay duleedka degmada Moqokori, halkaasoo kamid ah meelaha sida aadka ah ugu dagaalamayaan labada dhinac.

News Keydmedia Online | 24 September 2022

Shirkan ayaa ah mid ka duwan kuwa dhaca maalinta Khamiista ah, iyadoo uu joogay RW Xamza, oo faray Wasiiradda inay dardar-geliyaan shaqadda.

News Keydmedia Online | 24 September 2022

ATMIS ayaa horey loo oran jiray ATMIS, iyadoo magaca la bedelay kadib markii howlgalka uu fashilmay oo 15 sano ku guuleysan waayay inuu dalka ka saaro Al-Shabaab.

News Keydmedia Online | 24 September 2022

QM ayaa taageero joogta ah siinaysay dowladda Soomaaliya mudo ka badan 12 sano, iyadoo ka caawiso dhinaca bini'aadanimo, dowlad-dhiska iyo doorashooyinka, iyadoo xafiis ku leedahay Muqdisho, kaasoo lagu magacaabo UNSOM, islamarkaana madax ka yahay James Swan.

News Keydmedia Online | 24 September 2022

Ciidanka dowladda iyo dadka degaanka oo is-abaabulay ayaa ka saarey Al-Shabaab inta badan degaanadii ay ka joogtay gobollada Dhexe, gaar ahaan Hiiraan iyo Galgaduud, iyadoo howlgalka lagu dilay boqolaal dagaalyahan, sida ay sheegtay Wasaaradda Warfaafinta.

News Keydmedia Online | 18 September 2022

Waxuu kamid yahay hogaamiyeyaasha Caalamka ee berri ka qeybgalaya aaska Boqoradda Ingiriiska.

News Keydmedia Online | 18 September 2022

Dhowr arrimood ayuu Xasan Sheekh uga fiican yahay Xasan Sheekh Farmaajo, waxaana kamid ah la dagaalanka Al-Shabaab iyo dib u heshiisiinta dalka.

News Keydmedia Online | 17 September 2022

Kooxda waxaa lagu tilmaamay inay tahay mida ugu dhaqaalaha badan Kooxaha xiriirka la leh Al-Qaacidda ee ka dagaalama dunida.