Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 27 August 2022

Deni ayaa Xasan Sheekh la galay tartankii doorashadda Madaxweynaha Soomaaliya Bishii May 15, taasoo uu ku guul-dareystay inuu kusoo baxo.

News Keydmedia Online | 27 August 2022

Safarkan ayaa ah midkii 1aad oo Xamza uga baxo Muqdisho tan iyo magacaabistiisa bishii June 2022, waxaana la filayaa inuu booqasho ku tago dalal kale.

News Keydmedia Online | 27 August 2022

Maalmo kahor, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhawaaqay dagaal aan waxba lala harin, oo dowladda ku qaadi doonto Kooxda Al-Shabaab kadib weerarkii Hayat hotel.

News Keydmedia Online | 23 August 2022

Xasan Sheekh ayaa xusay in Ciidanka ay u diyaar-garoobeen dagaalka dalka lagu xoreynayo, isagoo tusaale usoo qaatay howlgallada ka socda gobolka Hiiraan, oo Al-Shabaab meel badan looga saarey dhawaan.

News Keydmedia Online | 23 August 2022

Hadalka Gudoomiyaha ayaa yimid maalin kadib markii dowladda sheegtay inay ku fashilantay kahor-tagga weerarkii Al-Shabaab ee hotel Xayaat.

News Keydmedia Online | 23 August 2022

Weerarkii Hayat hotel ayaa galaaftay nolosha dad gaaraya 21 qof, iyo dhaawaca 117 oo ay kamid yihiin Saraakiisha amni iyo Mas'uuliyiin kale.

News Keydmedia Online | 20 August 2022

Mahad Salaad, taliyaha NISA ayaa goobta Caawa tagey, iyadoo wali Ciidamada la dagaalamayaan dagaalyahanada ku harey dhismaha, oo laga saari la'yahay.

News Keydmedia Online | 20 August 2022

Hubkan ayaa Lafta-Gareen doonaya inuu isku difaaco maadaama uu wajahayo cadaadis xooggan oo uga imaanaya Villa Somalia.

News Keydmedia Online | 20 August 2022

Al-Shabaab ayaa maamusha inta badan degaanada abaarta laga soo sheegay, waxayna diiday in dowladda ama hay'ad ay gargaar gaarsiiyaan dadka gaajeysan.

News Keydmedia Online | 20 August 2022

Al-Shabaab ayaa sheegatay mas'uuliyadda weerarka, oo noqonaya midkii ugu cuslaa tan iyo doorashaddii Xasan Sheekh, iyadoo amniga magaaladda u muuqdo mid faraha kasii baxaya.

News Keydmedia Online | 14 August 2022

Hadliye ayaa soo noqday gudoomiyaha Bangiga Dhexe iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda mudo-xileedkii hore ee Xasan Sheekh, waxaana xilka laga qaadey markii uu Farmaajo yimid.

News Keydmedia Online | 14 August 2022

Hogaamiyaha maamul goboleedka ayaa bishii July ee la soo dhaafay ku dhex siibtay suuliga, waxaana uu dhaawac ka soo gaaray dhabarka, waxaana wararka qaar ay sheegayaan inuu dhabarka ka jabay.