Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 24 July 2021

Wuxuu Jen Cabdalla ugu baaqey qoyska Ikraan inuu dacwad ka furtmo Maxkamadda Ciidanka, si ay qabadhooda caadalad u hesho.

News Keydmedia Online | 10 July 2021

Halka xabo ee Mooska waxa uu gaarey 3 illaa 5 kun oo Sh.So, iyadoo Badeecooyika dibadda laga soo dhooyo ay noqdeen kuwa qaali ah.

News Keydmedia Online | 10 July 2021

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guul-dareysatay inay difaacdno muwaadiniinta Soomaaliya ee lagu laynayo dalka South Africa.

Report Keydmedia Online | 6 July 2021

Siyaasad xasiloon baa dhasha amni iyo Ciidan Qaran. Askariga lagu qoray qaab qabiil danta dalkiisa kama shaqeyn karo. Afartii Sanno ee lasoo dhaafay Madaxweynaha xilkiisa dhamaaday wuxuu wuxuu bedelay qaab dhismeedka taliska Ciidanka, isagoo kala qeybiyay Ciidankii Qaranka, taasoo keentay inay askarta kala qeybsanto, oo nidaamka qabiil ku shaqeeyaan.

News Keydmedia Online | 5 July 2021

Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu eedeeyay inay diiday dadka inay la wadaagto xog dhab ah oo ku saabsan tallaalka Coronavirus-ka. 

News Keydmedia Online | 3 July 2021

Waxay kusoo aadaysaa ruaqsad-bixinta xili dalka uu doorasho galayo, islamarkaana Farmaajo uu raadinayo mar labaad xilka Madaxweynaha.

Report Keydmedia Online | 29 June 2021

Keydmedia Online ayaa waxay baaritaan ku sameysay sida uu Xafiiska RW Rooble u maareeyay turxaan-bixinta Gudiyadda doorashooyinka heer Federaal iyo Heer Gobolka. Inkastoo laga saaray dhalinyarro badan oo kamid ah taageerayaasha Farmaajo, hadana liiska waxaa ka muuqda 33 Magac oo hore ugu jiray.

Report Keydmedia Online | 19 June 2021

Doorashada waa sisilado is daba yaalla. Howlo badan ayaa ka sokeeya. Si howlahaas loo qabto waa in la helaa wadashaqeyn dhab ah iyo tanaasul badan. Hadaba ma jirtaa wadashaqeyntaas, maxaase dib u dhac ku keeni kara doorashada, waa Warbixinta KEYDMEDIA ONLINE. 

News Keydmedia Online | 19 June 2021

Boqolkiiba 75% bulshadda Soomaaliya waa dhainyaro dad'doodu ka yartahay 25 jir, taasoo muujinaysa inuu dalka leeyahay mustaqbal wanaagsan.

News Keydmedia Online | 7 June 2021

Fahad Yaasiin ayaa lagu eedeeyay inuu is-hortaag ku sameeyay gudiga uu Rooble u xilsaarey turxaan-bixinta xubnaha cabashadda laga keenay.

News Keydmedia Online | 31 May 2021

Doorashada Baarlamanka Somaliland lama qaban mudo 16 sano ah, waxayna ahayd sida dastuurka uu dhigayo in shanti sano mar ay dhacdo, waxaana jirin hal Xildhibaan oo kuwii hore ah oo isasoo sharaxay.

News Keydmedia Online | 27 May 2021

Madaxda dowladda oo Rooble hogaaminayo ayaa la saxiixday heshiis doorasho oo muhiim ah madaxda maamullada iyo duqa Muqdisho.