Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 30 December 2021

Kooxda Al-Shabaab ayaa saacado kooban saaka la wareegtay gacan ku heynta degmada Balcad oo ka tirsan degmooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

News Keydmedia Online | 29 December 2021

Wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya, ayaa sheegay in baaritaan lagu wado saraakiil maanta is hor-taagtay dibadbax Muqdisho ka dhacayey.

News Keydmedia Online | 27 December 2021

Farmaajo waxaa ka go'an inuu dalka xukumo xitaa iyadoo waqtiga ka dhacay, oo uusan haysan wax sharciyad ah oo dastuurka ku qoran.

News Keydmedia Online | 27 December 2021

Waa markii labaada mudo ka yar lix bilood uu Farmaajo shaqo-joojin ku sameyaya Ra'iisul Wasaaraha dalka, si uu u carqaladeeyo doorashadda.

News Keydmedia Online | 25 December 2021

Waxa uu Madaxweynaha waqtigiisu dhamaadey aruursanayaa Ciidanka, iyadoo dalka Eritrea ka keensanaya askartii tababarka loo qaadey labo sano kahor.

News Keydmedia Online | 25 December 2021

Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed Dirir, ayaa dhawaan sheegay in Rooble uu boobayo dhul ku yaalla Xeebta Liido, oo loo dhisayo.

News Keydmedia Online | 25 December 2021

Waxa uu qaraxa imaanayaa xili Jubbaland ay qorsheynayso inay dhawaan billowdo doorashadda Aqalka Hoose, oo kuraastii ugu horeysay lagu dooran doono Kismaayo.

News Keydmedia Online | 25 December 2021

Tallaabadan ayaa muujinaysa inuu sii xumaanaya xiriirka dowladda Soomaaliya kala dhaxeeyay AMISOM iyo Safaaradaha shisheeye ee degan xarunta Xalane.

News Keydmedia Online | 23 December 2021

Magaaladda Muqdisho ayaa Maanta qeybo kamid ah lagu daadiyay wadooyinka gaadiidka dagaalka iyo Ciidamo militeri ah.

News Keydmedia Online | 23 December 2021

IGAD ayaa horey loogu eedeeyay inay dhexdhexaad ka ahayn arrimaha ka taaagan Soomaaliya, gaar ahaan siyaasadda.

News Keydmedia Online | 23 December 2021

Lama oga in shirka uu waqtigiisa ku dhici doono, maadaama ay soo ifbaxeen caqabado ay kamid tahay colaadda magaaladda Boosaaso.

News Keydmedia Online | 23 December 2021

Lafta-Gareen ayaa lagu eedeeyay inuu ku fashilmay mas'uuliyadda amniga Koonfur Galbeed, iyadoo Al-Shabaab go'doomisay degmooyin badan.