Keydmedia Online Topic page

Soomaaliya

News Keydmedia Online | 13 November 2021

Golaha Murtid iyo madadaalada oo dhawaan shacabka Soomaaliyeed ay ku dhiseen hab is xil-qaan ah, ayaa iminka noqday qol uu leeyahay Wasiirka Warfaafinta, isagoo ka kireeyo hadba ciddii u soo bandhigta dhaqaale uu ku qanco.

News Keydmedia Online | 13 November 2021

Waa mid sii baaheysa dhibaatada heysata deeggaanka Soomaalida, taasoo ka dhalatay xaalufinta dhirta, oo badankeed dhuxul laga sameeyo.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Waxaa ku dhimatay labo qof oo shacab ah, kuwaasii jidka socday xiliga qaraxa, iyadoo ay ku dhaawacmeen dhowr qof oo kale oo Isbitaalka Madiina la dhigay.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Gaadiidka Kolonyada AMISOM ayaa kasoo baxaysay Villa Baydhaba xiliga qaraxa, waxayna kusii jeeda dhanka Isgoyska Banaadir.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Waa qaraxii labaad oo maanta ka dhacaya Caasimadda dalka Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Qaraxa ayaa ka dhacay wado Mashquul badan oo ku taalla Xaafadda Buula-Xuubey, waxaana kasoo baxaya fahfaahin dheeraad ah khasaaraha.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Xaaladda Goobta ayaa kacsan, iyadoo Ciidamo horleh ay gaareey, waxaana hakad galay isku socodka gaadiidka iyo dadweynaha wadada.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Al-Shabaab ayaa sheegtay inay weerarka ku dishay dhowr askari oo katirsanaa Ciidanka Kenya, ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Doorashadda caga-jiidaysa waxay dhaawacday kalsoonidii shacabka iyo rajadii laga qabey in dalka uu ka baxo nidaamka jahwareerka siyaasadeed iyo qabiilka.

News Keydmedia Online | 11 November 2021

Cabdi Qeybdiid waa odeyga Galmudug, waana shaqsi kursigiisa lagu xushmeeyo, oo aan laga reebi karin isagoo raba, sidaa waxaa KON u sheegay qof katirsan Xafiiska Qoor-Qoor.

News Keydmedia Online | 10 November 2021

Kulanka ayaa diiradda lagu saarey sidii loo dedejin lahaa doorashadda Soomaaliya, iyadoo Mucaaradka ay caddeeyeen mowqifkooda inay doonayaa hanaan hufan oo loo dhan yahay.

News Keydmedia Online | 10 November 2021

Ahlu Sunna waxay dhawaan sheegeen in hadii Galmudug diido wadahadal ay dib u qabsan doonaan goobihii laga soo saarey dhawaan.