Keydmedia Online is under expansion!
At least 45 Somali nationals were killed this year alone in South Africa as the country is now facing the worst violence over Zuma's arrest.
Instead of a reward, they bore the brunt of xenophobic attacks and dozens of them have been killed and their shops looted in the country by armed local gangs waging campaigns to target all foreigners.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku guul-dareysatay inay difaacdno muwaadiniinta Soomaaliya ee lagu laynayo dalka South Africa.
Abdullahi Botan Sarurow, went missing after he transported commercial goods on a truck to Thabazimbi in the Limpopo province of South Africa, about 146km from Brits, where he lives in.
Kulanka ayey si weyn labada masuul diirada ugu saareen dhacdooyinkii ugu danbeeyey ee dalkaasi ka dhacay, gaar ahaan tacdiyadii isugu jiray dilalka iyo dhaca ee dadka soomaalida loogu gaystay dalkaasi.
Ma jirto cid wax ka qabanaysa dowladda Soomaaliya ama mida South Africa, waxayna u egtahay arintan mid raali laga yahay oo lagu ciribtirayo Soomaalida.