Keydmedia Online Topic page

Trump

News Keydmedia Online | 26 November 2020

Waxa uu noqonayaa askarigii 3aad oo Mareykanka looga dilo Soomaaliya tan iyo 2018, iyadoo ay jiraan dhaawacyo badan oo aan la sheegin.

News Keydmedia Online | 17 November 2020

Trump ayaa xilka ka qaadey maalmo kahor Mark Esper oo ahaa Wasiirkiisa Difaaca, kadib markii uu kasoo horjeestay qorshaha Ciidamada Mareykanka looga soo saarayo Soomaaliya iyo Afghanistan.

News Keydmedia Online | 8 November 2020

Wuxuu sheegay in Mareykanka uu yahay saaxiibka ugu wayn Soomaaliya ee dhinac la dagaalanka argagaxisadda iyo dib u dhiska Ciidanka.

News Keydmedia Online | 4 November 2020

Waxay dagaal adag la gashay Trump afartii sano ee lasoo dhaafay, iyadoo la kulantay cadaadis xoog leh gudaha iyo dibadda, oo Siyaasiyiinta Yahuudda taageera ku hayay.

News Keydmedia Online | 17 October 2020

Xoghayaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ka digay go'aanka Trump ee Ciidanka Mareykanka looga soo qaadayo dalka Soomaaliya.

News Keydmedia Online | 14 October 2020

Go'aanka ayaa fursad siinaya Al-Shabaab, waxuuna dhabar-jab ku noqonayaa AMISOM oo mudo 13 sano ah u awood waysay inay Kooxdan dalka ka saarto.

News Keydmedia Online | 31 August 2020

Safiirka Mareykanka ee Qaramada Midoobey Cherith Chalet, ayaa sheegtay in dhaqaalaha ay siiyeen Maamulka Farmaajo uusan u qalmin, maadaama uu wax ka qaban waayay xaalada Amni iyo mid siyaasadeed ee Soomaaliya.