Kiisaska COVID-19 oo sara u sii kacay
Xaraashka Shidaalka Soomaaliya ee ka socda Turkiga ayaa imaanaya, iyadoo oo anay wali dhamaystirnayn hay'adihii uu sharcigu farayay inay ka shaqeeyaan arrimaha la xiriira khayraadka dalka.
Xaaskiisa Melek Genç ayaa u sheegtay wakaalada wararka ee Anadolu in aaga uu ka shaqeynayay ninkeeda ay ilaalinayeen ciidamada balse la dilay.
Ciidamada Haramcad ee Turkiga tababaray ayaa Farmaajo u adeegsadey inuu ku afduubo doorashooyinkii ka dhacay qaar kamid ah Maamul Goboleedyada dalka.
Waxaa ku wehliyay booqashadda Safiirka Turkiga iyo Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya, iyadoo xarunta ay diyaar ku ahaayeen boqolaal askari oo tababaro u socda.
Heshiiskii hore waxaa la saxiixay 2013 wuxuuna ahaa inuu sii jiro 20 sano laakiin waxay noqotay in dib looga wada xaajoodo taasoo qeyb ka ah dib u habeynta dhaqaalaha Soomaaliya.
Markii uu Farmaajo xilka ka qaadey Khayre July 25, waxaa Xargaha goostay Musuq-maasuqii hay'adaha dowladda iyo xafiisyadii dadweynaha loogu adeegi jiray ee ku yaalla Muqdisho.
Turkiga ayaa ku leh duleedka Koonfureed ee Muqdisho saldhig Military, oo lagu tilmaamay inuu yahay midkii ugu ballaarnaa oo Caalamka ku leeyahay, kaasoo lagu tababaro Askarta Dowladda Soomaaliya.
Heshiiskan oo ka dhacay Istanbul, Turkey ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaalle Beyle iyo Mas'uuliyiin kale oo kamid ah labada dhinac.
Kulanka oo ahaa mid is xog-wareysi ah, ayaa guddiga uga warbixiyey Madaxweynaha Galmudug hawlahooda shaqo ee ku aadan kasoo talo-bixinta nooca doorasho ee ka dhici karta Soomaaliya.
Saraakiisha loo xil-saarey amniga ayaa sheegay inay jirto cabsida laga qabo suurtagalnimada ah in Al-Shabaab ay markale weeraro kusoo qaado shaqaalaha ku howlan mashruucan ay maal-gelinayso Qatar.
Mashruuca howlgallada lagula dagaalamayo burcad badeeda Soomaaliya ayaa la sheegaya in ay ku hoos jiraan dano gaar ahaaneed.