Dhallinyaro isxilqaantay oo dadkooda Daawo gaarsiiyay
Guddiga Dastuurka ayaa maanta Baalamaanka labadiisa Aqal usoo jeediyey in sida uga dhaqsiyaha badan ay u meel mariyaan Dastuurka, ama ay u daayaan Baarlamaanka cusub ee soo soda.
Qoraal ka soo baxay xafiiska ayaa lagu sheegay in ku dhawaad 191,800 qof oo ku nool gudaha Soomaaliya ay saameeyn xooggan ka soo gaartay daadadka ka dhashay Roobabkii da'ay tan iyo Bishii May ee sanadkaan, kuwaas oo qaarkood ka barakay deegaannadii ay ku noolaayeen.
Waxaa looga digay Villa Soomaaliya inay isku soo koobto go'aannada doorashooyinka, taasoo noqonaysa mid sharci-darro ah, oo aan la dhaqan-gelin doonin.