Keydmedia Online Topic page

Xabsiga Dhexe

QEYBTII UGU DAMBEYSAY EE BARNAAMIJKA

Weerarkii Xabsiga Dhexe

Report Keydmedia Online | 11 May 2021

Daawo Warbixinta Hordhaca - Weerarkii Xabsiga Dhexe waxaa bilaabay Mubaarak oo ka baxay Albaaka 2aad ee xiga dhanka maxaabiista irriddaas oo uu furaheeda hayay Kormeere Saddexaad Numberkiisa yahay C.A.S 422  Maxamed Maxamuud Mattaan ( Qaalim) oo xiligaas shaqada ku jiray , markuu ka soo gudbay albaabka 2aad ayuu gaaray albaabka 1aad oo ay ku wada sugnaayeen Dhamme Cali Barre Cali Iyo AHUN marxuum Ex. K/S Maxamed Yuusuf Tooxoow.

Diiradda Amniga QEYBTA 3aad

Weerarkii Xabsiga Dhexe

Report Keydmedia Online | 22 April 2021

Daawo Qeybta Labaad ee Barnaamijkaan - Iyadoo laga duulayo in dadweynaha Soomaaliyeed laga haqabtiro wararka, xogaha iyo xaaladaha dhabta ah ee dalka Soomaaliya ka jira ayaan si gaar ah ugu lafagurnaa barnaamijka diiradda amniga kuna soo bandhignaa barnaamijyo si qotodheer uga hadlaya dhacdooyin la xiriira amniga. 

News Keydmedia Online | 25 October 2020

Sagaal kamid eedeysanayaasha ayaa ahaa Ciidamada Asluubta ee shaqa lahaa maalintaas weerarka ka dhacday Xabsiga Dhexe.

News Keydmedia Online | 31 August 2020

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu eedeeyay inuu ka gabaiyay amaanka iyo la dagaalanka Al-Shabaab, iyadoo sidoo kale ku fashilmay inuu doorashadda ku qabto waqtigeeda.

News Keydmedia Online | 17 August 2020

Fashil ayay dowladda kala kulantay weerarka gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar ka dhacay Todobaad kahor, kaasoo ay fududeeyeen Saraakiil katirsan Asluubta, kadib markii hub loo geliyay Maxaabiista Al-Shabaab.