Keydmedia Online Topic page

Xasan Daahir

News Keydmedia Online | 5 October 2020

Dowladda UK waxay amartay in la xayiro hantida 300 oo qof oo dheeri ah oo xiriir la leh ISIL iyo AL-QAACIDA, sida uu qoray Wargeyska The FINANCIAL.

News Keydmedia Online | 29 September 2020

Xasan Daahir ayaa mudo sanado ah ku jira xabsi guri, isagoo u xiran dowladda Federaalka oo uu ka diiday inuu cambaareeyay argagaxisadda, islamarkaana ka tanaasulo fekerkiisa xagjirka.

News Keydmedia Online | 13 August 2020

Taageeriyaasha hogaamiyihii hore ee Al-Shabaab ayaa Baydhabo ka sameeyay kulan looga hadlay xarigiisa, iyadoo sawirkiisa laga dhejiyay derbiga goobta, si loogu muujiyay deraankooda ku aadan maxbuuska Dowladda u xiran.